Dr. Axmed Xaashi Oday oo ka hadlay Sababaha Xilka looga Qaaday iyo Hawlaha uu Qabanyayo ee u Qorshaysan
Hargeysa, 14 March, 2012 (SLpost) Wasiirkii hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Axmed Xaashi Nuur (Oday), oo ka mid ahaa raxan Wasiirro ah oo...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo Warqad is-casilaad ah u gudbiyey Golaha Wakiillada Somaliland
Hargeysa, 14 March, 2012 (SLpost)- Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, oo ka tirsanaa Masuuliyiin cusub oo uu Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed...
Madaxweeyne waan kugu hambalyeeynayaa isbedelka wasaaradda cayaaraha iyo dhaqanka
Wasaaradan cayaaraha oo aan aqoon igu filan u leeyahay waxaan ugu hambalyeeynayaa madaxweeynaha in uu asiibay isbedel uuna magacaabay wasiir cusub kadib khilaaf daba...
Maxaad kala socotaa in Wasiirkii hore Warshadaha guluf ugu jiro in loo magacaabo xil sare xukuumada Madaxweyne Siilaanyo?
Wasiirka hore ee Warshadaha, Maxamed Saleebaan Maxamed (Ina Saleebaan-weyne) ayaa caan ku ahaa ,shaqsi hadalo kulul cay iyo weedho qabyaaladeed ku weerari jirey hoggaankii siyaasiga...
Golaha deegaanka ee Gabiley oo fadhi ay maanta yeesheen Xilkii kaga qaaday Maayarkii Degmada, Ku Cusubna doortay
Hargeysa, 14 March 2012 (SLpost)- Golaha Deegaanka ee degmadda Gabilay ayaa maanta fadhi aan caadi ahayn oo ay ku yeesheen xarunta dawladda hoose waxay...
Madaxweyne Siilaanyo oo isku Shaandheeyey Xukuumaddiisa, Xubno Cusub oo uu ku soo daray iyo Cabdicasiis Samaale oo Mansabkii Shirguddoonka Wakiillada u sadqeeyay Xil Wasiirnimo
Hargeysa, 14 March, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu isku bedel shaqo, Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey...
Gacantii Shalay Sacabka U Tumaysay Kulmiye, Ma Istaahisho In Ay Maantana Ilmada Iska Biiso
Goblan hooyo mudatiyo Marwo uu ninkeedii Madficii la tagay iyo Agoon muusanaaboo Calankaa miciinsada Mar labaad luggooyiyo Uma quudho meel madhan Abwaan Faysal Canbalash Maamulka dawladda hoose ee Hargeysa iyo Wasaarada Daakhiliga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

