HomeMadax-dhaqameed ka hadlay Muranka Warshadda Sibidhka Berbera, xukuumaddana ugu baaqay inay ganacsatada...

Madax-dhaqameed ka hadlay Muranka Warshadda Sibidhka Berbera, xukuumaddana ugu baaqay inay ganacsatada cadaalad u samayso

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, 15 March, 2012 (SLpost)- Xubno ka mid ah Madax-dhaqmeedka reer Somaliland oo Shir jaraa’id Maanta ku qabtay hotel Xaraf ee magaalada Hargeysa, ayaa Cadeeyay in loo siman yahay dhulka Somaliland iyo Khayraadkiisa isla markaana u soo jeediyay shacbiga Somaliland inaanay kala sheegan gobollo iyo degmooyin.

Salaadiintan waxa ay Xukuumadda Somaliland ugu baaqeen inay Ganacsiga Somaliland iyo Fursadaha Maal-gashi ay si Cadaalad ah ugu qaybiso  Ummada reer Somaliland, waxaa kale oo ay Shacabka reer Somaliland u soo jeediyeen inay ilaaliyaan Nabad-gelyada iyo Midnimada qaran ahaan

Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar oo ka mid ahaa Salaadiintii halkaasi ka hadlay ayaa tilmaamay in Shacbigu dareemo inay u siman yihiin oo uu ka wada dhexeeyo dhulka Somaliland waxaanu sheegay in la soo dhaweeyo Cid kastoo Maalgashi ku samaynaysa .

Suldaankani waxa uu xusay in Xukuumaddu ay u xil saaran tahay inay dadka u fududayso sidii Somaliland loo maal-gashan lahaa, waxaanu intaas ku daray  inay dawlada ku garab taagan yihiin soo afjarida iyo Xal ka gaadhista arrintii Wershada Sibidhka ee Magaalada Berbera

Waxa isaguna halkaas ka hadlay Suldaan Axmed-nuur Samaalle oo dhiniciisa ka sheegay in ummadu dareento Wax isu ahaanshaha iyo wada dhalashada ka dhaxaysa isla markaana ay wada degi karaan gobol kasta oo ka mid ah Somaliland.

Waxa iyaguna Madashaas ka hadlay Salaadiin door ah, waxaanay dhammaantood soo jeediyeen inaanay Ummadda reer Somaliland aanay kala lahayn Dhulka Somaliland, isla markaana aan la kala sheegan Karin khayraadka Somaliland.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories