HomeChelsea vs Benfica, AC Milan vs Barcelona – Isku Aadka Wareega 8da...

Chelsea vs Benfica, AC Milan vs Barcelona – Isku Aadka Wareega 8da ee Champions League

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

SLpost SPORTS – Magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxa maanta ka dhacday xafladda isku aadka wareega 8da ee Champions League iyadoo lugta hore ay Barcelona oo Koobkan haysata ay booqan doonto AC Milan, halka tababare Mourinho uu nasiib u helay inay kooxdiisa ka hortagto kooxda aan qibradda badan ku laheyn koobkan ee APOEL.

blankAC Milan iyo Barcelona oo isku soo arkay wareegii Groupyada ee koobkan ayaa haatan mar kale isku haleeli doona wareega 8da, waxaana lugta hore lagu hormari doonaa garoonka San Siro.

Bayern Munich oo koobkan Finalkiisa martigelin doonta ayaa iyagana waxa ay is-haleeli doonaan kooxda Faransiiska ah ee Marsille iyadoo kulanka lugta hore uu ka dhici doono Magaalada Marseille. Real Madrid ayaa u muuqata inay heshay kooxda dalka Qubrus ee la is lahaa waa ugu jilicsan tahay 8-da kooxood soo gaadhay ee APOEL.

blankKooxda Chelsea oo ah kooxda kaliya ee England ku mataleysa tartankan ayaa kulankeeda ugu horeeya ee wareega 8da waxa y u safri doontaa Benfica.

blankLugta hore ee kulamada wareega 8da waxa ala ciyaari doonaa 27ka iyo 28ka bishan March, halka lugta labaad la ciyaari doono 3da iyo 4ta bisha April.

blankMarka laga soo tago wareega 8da, sidoo kale waxaa la qabtay sida ay kooxaha isagu aadi doonaan semi-finalka, Marseille iyo Bayern Munich kooxdii soo baxdaa waxa ay ku dhici doontaa semi-finalka kooxdii soo baxda APOEL iyo Real Madrid. Halka Benfica iyo Chelsea kooxdii soo baxda ay semi-finalka la ciyaari doonto AC Milan iyo Barcelona kooxdii soo baxda. Waxaana kulankan Semi-finalka la ciyaari doonaa 17/18 April iyo 24/25 April

SLpost Sports News

sports@somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories