HomeCiidamada ammaanka Hargeysa oo xabsiga u taxaabay Boqor Buur-madow oo saaka ka...

Ciidamada ammaanka Hargeysa oo xabsiga u taxaabay Boqor Buur-madow oo saaka ka soo degay madaarka Caasimadda

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, 15 March, 2012 (SLpost)- Ciidamada ammaanka magaalada Hargeysa ayaa goor dhaweyd xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Maxamuud (Buur-madow) oo ka soo degay madaarka Egal Airport ee caasimadda Hargeysa.

Sida ay hawl wadeennada madaarku  xaqiijiyeen, Boqor  Cismaan Buur –madaw ayaa markii uu ka soo degay madaarka ay ciidamadu ammaanku gacanta ku dhigeen, iyadoo gawaadhida ciidamada ammaanka mid ka mid ah lagu qaaday, balse sida ay sheegeen qaar ka mid ah hawl wadeennada Madaarku lama xaqiijin karo halka ama saldhiga lagu xidhay Boqor Buur-madaw.

Warbaahinta qaarkeed ayaa saaka bogaga hore ku soo qoray in la filayo in Boqor Buur-madaw ka soo degayo, madaarka magaalada Hargeysa, iyadoo la sheegay inuu wax ka qabanayo colaadaha ka taagan deegaannada bariga Somaliland.

Ilaa hadda si rasmi ah ugamay hadal masuuliyiinta Xukuumaddu, iyadoo lala xidhiidhinayo xadhiga Boqor Cismaan inuu daba socda hadalo uu hore ugu duray Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumadda uu hogaanka u hayo.

SLpost News Desk

Hargeysa, Somalilad

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories