HomeMadaxweye ku-xigeenka Aabihii oo maanta lagu Aasay magaalada Boorama iyo Masuuliyiinta Qaranka...

Madaxweye ku-xigeenka Aabihii oo maanta lagu Aasay magaalada Boorama iyo Masuuliyiinta Qaranka oo Tacsi Tiiraanyo u diraya.

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Boorama, 16 March, 2012 (SLpost)- Waxa maanta magaalada Boorama si heer qaran ah loogu aasay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Aabihii Marxuum Cabdilaahi Ismaaciil Shire oo maanta ku geeriyooday, laguna aasay magaalada Boorama.

Xubno sare oo ka tirsan xukuumadda, xildhibaanno ka tirsan labada Gole qaran, maamulka Degmada Borama iyo gobolka Awdal, Madax-dhaqameed iyo dadweyne aad u tiro badan ayaa ka qayb-galay munaasibadda aaska marxuumka.

Markii uu dhammaatay Aaska waxa madaxweyne ku-xigeenka iyo qoyskiisaba tacsi u diray xubno wasiirro ah oo madaxweyne ku xigeenka kala qayb-galay jinaasadda Aabihii, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Duulista Hawada Maxamuud Xaashi, Wasiirka Madaxtooyada Xirsi X. Xasan, Wasiirka Xannaanada Xoolaha Dr. Cabdi aw-Daahir, kuwaas oo dhammaantood Eebbe uga baryey inuu Marxuumka Naxariistii Janno ka waraabiyo, Dhammaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Samir iyo iimaan ka siiyo.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Somaliland Mudane Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tacsi diray Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) isaga oo ka oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timid  Aabbihii Alle ha u Naxariistee Marxuun Cabdilaahi Ismaaciil Shire oo ku Geeriyooday Maanta Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama .

Sidoo kale madaxweynuhu waxa uu tacsi taa la mida u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay Marxuuumku.

Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Madaxweyne ku-xigeenka JSL, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories