HomeGolaha Guurtida oo cod aqlabiyad ku ansixiyey Xeerar xaasaasi ah oo Golaha...

Golaha Guurtida oo cod aqlabiyad ku ansixiyey Xeerar xaasaasi ah oo Golaha Wakiilladu u soo gubiyey

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, 15 March, 2012 (SLpost)- Fadhigii maanta ee golaha Guurtida Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey sadex xeer oo kala ah: Xeerka nabadgelyada guud, Xeerka la dagaalanka Budhcad badeeda iyo xeerka is weydaarsiga  maxaabiista.

Fadhiga maanta oo uu shir gudoomiye ka ahaa Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Guurtida ahna gudoomiye ku xigeenka 1aad Golahaasi Sh Axmed Sh Nuux Furre, isla markaana ay ka soo xaadireen 45 mudane ayaa waxay u ansixiyeen xeerarkaasi sidan .

Xeerka Nabadgelyada guud iyo Anshaxa, waxaa ogolaaday 42 Mudane, waxaa diiday 2 Mudane, gudoomiyuhuna ma codayn, sidaas ayaanu ku ansaxay xeerkaasi.

Sidoo kale Xeerka kala wareejinta maxaabiista waxaa ogolaaday 39 mudane, waxaa diiday 2 Mudane, waxaa ka aamusay 3 Mudane, Gudoomiyuhuna ma codayn xeerkaasina sidaasi ayuu ku ansaxmay.

Xeerka Budhcad badeeda  Xeer  No.52-2012 waxaa ogolaaday 43 Mudane waxaa diiday Hal Mudane, Gudoomiyuhuna ma codayn, sidaas ayaanu ku meel maray .

Gudi hoosaadyada golaha Guurtida ee loo xilsaaray ka soo baarandegga xeerarkan ayaa golaha hortiisa ka cadeeyey in Sadexdan Xeer ay ahmiyad u leeyihiin wadanka isla markaana ay daruuri tahay sidii loo ansixin lahaa  Somaliland:

Sadexdan Xeer ayaa waxaa dhawaan soo ansixiyay Golaha Wakiilada ee Somaliland.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories