HomeHanti-dhowrka Qaranka oo Shaaciyey magacyo xubno ka tirsan Dawladda Hoose ee Boorama...

Hanti-dhowrka Qaranka oo Shaaciyey magacyo xubno ka tirsan Dawladda Hoose ee Boorama oo lagu helay falal musuq-maasuq

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa, 15 March, 2012 (SLpost)- Hantidhowrka guud ee qaranka Maxamuud Aw cabdi ayaa maanta warbaahinta qaranka uga warbixiyey baadhitaan ay ka wadeen  Xarunta Gobolka Awdal ee Magaalada Boorama .

Mudane Maxamuud Aw Cabdi waxa uu sheegay in ilaa hadda la ogaaday in xafiisyada dawladda Hoose ee Degmada Boorame ay lugta kula jiraan hawlo musuqmaasuq, isla markaana hantidhowrka guud ee Qaranku uu si rasmi ah ugu jeediyey eedayn ku saabsan inay adeegsadeen qoraalo been abuur ah oo ay ku lunsanayeen hantida qaranka.

Hantidhowrka guud waxa uu sheegay inay soo saareen liiska xubnaha mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha dawlada hoose ee Boorame ee eedaysan inay ku kaceen falalkan kuwaasoo magacyadoodu kala yihiin:

1. Cabdikariin Sh xasan Cismaan iyo

2. Cabdinaasir maxamuud Qawrax, oo labadooduba hore u ahaan jiray Xoghayeyaasha  dawlad hoose ee Magaalada Boorame.

3. Maxamed cali Khayre, Khasnajiga guud ee dawlada hoose ee Boorame.

4. Maxamed Xasan, oo ah Engineer-ka dawlada Hoose ee Boorame.

Hantidhowraha guud Mudane Maxamuud Aw cabdi waxa uu warbaahinta qaranka u sheegay inay hay’adaha ammaanka ka codsadeen in la soo qabto afartaasi ruux si cadaaladda loo hor geeyo.

Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa mudooyinkii u danbeeyay  hawlo baadhis maaliyadeed ka waday dawlada hoose ee boorame, waxana uu hantidhowraha guud cadeeyey in warbixin faahfaahsan ay ka bixin doonaan marka uu baadhitaankoodu soo gebageboobo.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories