Qaraxyo galaaftay nolosha dad badan oo ka dhacay Caasimadda Dalka Suuriya
Hargeysa, 17 March, 2012 (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Suuriya ayaa maanta sheegatay in ay dhinteen todoba iyo labaatan qof, halka tiro badanina ku...
Munaasibad xil-la wareegis ah oo maanta ka Dhacday Wasaaradda Arrimaha Dibadda
Hargeysa, 17 March, 2012 (SLpost)- Munaasibad lagu qabtay Xarunta Wasaarada Arrimaha Dibada ee Caasimada Hargaysa ayuu xilkii kula Wareegay Wasiir ku xigeenka Cusub ee...
DHAMAAN MASUULIYIINTA MADAXTOOYADA IYO SHAQAALAHOODU WAXAY TACSI U DIRAYAAN M/WEYNE KU-XIGEENKA JSL.
1. Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan 2. Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) 3. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Cabdi...
Cabdicasiis Samaale oo markii ugu horreysay ka hadlay Xilka Cusub ee loo magacaabay, Masuuliyaddii uu hore umadda ugu hayey iyo Shakhsiyadda Wasiirka uu...
Hargeysa, 17 March, 2012 (SLpost)- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dareenkiisa ku aaddan...
Golaha Wakiillada Ogolaaday is-casilaado ay u soo gudbiyeen Labada Guddoomiye kuxigeen ee Golaha, Aqlabiyadna ku Ansixiyey Wasiirka Maaliyadda
Hargeysa, 17 March, 2012 (SLpost)- Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa aqblabiyad ku ogolaaday is-casilaado ay soo gudbiyeen Guddoomiye ku-xigeenkii koowaad ee golaha Md. Cabdicasiis Maxamed...
Nafteyduun-bay Ilaa Xantaan! – W/Q: Mustafe Janaale ~ Q.3aad
Qeybtana waxaan idinku soo gudbinaynaa qeybtii 3aad ee taxanaha sheekadeeni uu ciwaankeedu ahaa “Nafteyduun-bay Ilaa Xantaan”. Sidaas ayey ku kala anbabaxeen Nuur-qurba-joog iyo Oday Faarax...
Natiijada Somaliland uga soo baxday Shirkii London oo Caawa lagu soo bandhigay Munaasibad ballaadhan oo loo dhan yahay
Hargeysa, 16 March, 2012 (SLpost)- Munaasibad balaadhan oo lagu soo bandhigayay Natiijadii ka soo baxday Shirkii ka qabsoomay Magaalada London ee Cariga Ingiriiska 23-kii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

