Monthly Archives: September, 2012

spot_imgspot_img

SHEEKO KALE KEEN: Fiidmeer Ha Noqon – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Waxa beri colaatamay habardugaag iyo shimbro. Dhinaca waliba wuxu bilaabay in uu is habeeyo oo iska caabiyo dhinaca kale haddii colaadu sii xumaato. Ciidamo...

Madaxtooyada Somaliland oo iska fogeysay gacan-saar ka dhexeeya Urur-siyaasadeedka WADDANI

Hargeysa (SLpost)-Xukuumadda Somaliland ayaa iska fogeysay wax gacan saar ah oo ka dhexeeya urur-siyaasadeedka WADDANI ee uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed...

Dahabshiil Group oo Tababar Muhiim ah u Qabatay Qaar ka mid ah Shaqaalaheeda

Hargeysa (SLpost)- Shirkadaha Dahabshiil Group ayaa tababar muhiim ah oo la xidhiidha aqoonta casriga ah iyo shuruucda isu-socodka lacagaha iyo weliba daryeelka macmiilka siiyey...

Hargeysa: Marxuum Faysal Cumar Mushteek oo manta Aas Qaran loo sameeyey iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray dadkii uu ka baxay

Hargeysa (SLpost)- Alle ha u naxariistee waxaa maanta si heer  Qaran ah loogu aasay Magaalada Hargaysa Marxuun Faysal Cumar Mushteek oo ka mid ahaa Foolaadkii...

Natiijada Kulan lagu gorfeeyey Eray-bixin loo Adeegsanayo Aafada Musuq-maasuqa iyo Dabar-goyntiisa

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha hay’ada Maamul wanaaga iyo la dagaalanka Musuq maasuqa ayaa maanta soo gebo gebeeyay kulan hawleed ay ka qayb qaadanayeen lixdan Xubnood...

Mashruuc Xirfado Shaqo iyo Meherado Ganacsi loogu furayo Afar Boqol oo Haween ah oo Hargeysa ka Furmay

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Md Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta magaalada Hargaysa ka furay mashruuc ballaadhan oo lagu...

Ciidamada Booliska oo Gacanta ku dhigay Saddex nin oo Qof ka Afduubay magaalada Boorame

Boorame (SLpost)- Ciidamada booliska ee magaalada Boorame, ayaa shalay gacanta ku dhigay isla markaana xabsiga dhexe ee Boorame u dhaadhiciyay saddex nin oo todobaadkii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img