Monthly Archives: September, 2012

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Wefti ka socda Midowga Yurub

Hargeysa (SLpost)- Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Michele Cervone  iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa galabta booqasho shaqo ku yimid caasimada dalka ee Hargaysa,isla...

Ujeeddada Kulan dhexmaray Hay’adaha Doorashooyinka Qaabilsan iyo Qaybaha Siyaasadda ku loolamaya

Hargeysa (SLpost)- Kulan balaadhan ayaa maanta magaalada Hargaysa waxa uu si wada jir ah ugaga furmay Gudiga Doorashooyinka Qaranka, Gudiga Diiwaangelinta, Xisbiyada Qaranka iyo...

Golaha Wakiillada oo Ansixiyey Wasiirro dhawaan madaxweynuhu magacaabay

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Lix Xubnood oo isugu jira Wasiiro,Wasiirul dawle iyo Wasiir ku Xigeen...

Haa waad guulaysan kartaa! – W/Q: Saddaam Xusseen Carab

Haddii gogosha loo hurdo tago isagu wuu u hawl doontaa, habeenku raaxo hadduu dadka u yahay isaga waa u raxan-raad waana u rafaad. Maalintii...

Foolxumadda iyo Munaafaqadda Aasaskeena

Askii Faysal Cumar Mushteeg waxuu i  xasuusiyey aasas badan oo laysugu  wada yimaado oo ka dhaca magaalo maddaxda Hargeysa. Dad badan oo wadanka  caan ka ahaa una...

Wejigii Saddexaad oo Laami Lagaga Dhigayo Jidka Dawg-cad oo La Bilaabay

Hargeysa (SLpost)- Wejiga saddexaad ee dhismaha jidka Dawga-cad oo lagaga dhigayo laami, ayaa maanta si rasmi ah loo bilaabay,  ka dib muddo sannad ka...

Jaamacada Hargeysa: Goob Muhiimadeeda koowaad tahay Dhaqaale urursi, Tayaynta waxbarashaduna ku yar tahay

Jaamacada Hargeysa ayaa ka mid ah goobaha ugu sareeya waxbarashada dalka, isla markaana ardeyda ugu tirada badan dhigato, iyada oo ay ka mid tahay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img