Monthly Archives: September, 2012

spot_imgspot_img

Macadka Faafinta Islaamka oo Kulan-diimeed u qabtay Bulshada Ceerigaabo

Ceerigaabo (SLpost)- Macadka Faafinta Islaamka ee ka hawlgala Somaliland, ayaa todobaadkan kulan diimeed u qabtay bulshada ku dhaqan Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag. Kulan-Diimeedka oo...

Somaliland: Fadhiidnimo soo foodsaartay Rugta Ganacsiga iyo Hawlihii ay qaabbilsanayd oo lala wareegay

Hargeysa (SLpost) – Fadhiidnimo baahsan ayaa soo food-saartay Rugta Ganacsiga Somaliland, kadib markii ay si toos ah u gabtay badiba hawlihii ay qaranka u...

Wasiirka Beeraha oo Kormeer ku tagay Tuulada Aburiin oo laga Fuliyey Mashruuc lagu tijaabinayo Dalagyada ka bixi kara Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Prof Faarax Cilmi Geedoole oo ay weheliyaan Isu duwayaasha Wasaaradda Beeraha ee Gobollada Togdheer, Gebilay iyo Maroodijeex, ayaa...

Guddoomiyaha degmada Sabo-wanaag oo digreetadii madaxweynaha Dhegaha ka Furaystay

Marka hore waxan salaam gobanimo udirayaa dhamaan umada reer Somaliland iyo weliba bahwaynta  saxaafada. Akhriste waxan manta qalinka iyo warqada isu saaray iguna dirqiyay inan maqaalkan...

Madaxweyne Somaliland oo dhagax dhigay Xarun Agoomaha lagu Daryeello oo Dawlada Kuweyt ku bixinayso $3 Milyan (DHEGAYSO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Silnaayo), ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc balaadhan oo lagu dhisayo Xarun lagu daryeelaayo Carruurta agoomaha ee...

Yagoori: Shil Baabuur oo ay ku dhinteen Dhammaan dadkii Saarnaa

Yagoori (SLpost)- Alle ha u naxariistee Shan qof ayaa ku geeriyooday shil baabuur oo shalay ka dhacay duleedka degmada Yagoori ee gobolka Sool. Baabuurka Shilka...

“Maamulka Xukuumada sare (Somaliland) ka socdow waxaan idiin sheegayaa Dadka halkan jooga Dadkoodii halkaa (Itoobiya) joogay meel ayaa lagu laayaa oo Dawladnimo ayaa lagu...

Gabiley (SLpost)-Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan oo kamid ah Cuqaasha Waaweyn ee Gobolka Gabiley ayaa, si adag uga hadley weerarka dadka Shacabka ah loogu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img