HomeCiidamada Booliska oo Gacanta ku dhigay Saddex nin oo Qof ka Afduubay...

Ciidamada Booliska oo Gacanta ku dhigay Saddex nin oo Qof ka Afduubay magaalada Boorame

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Boorame (SLpost)- Ciidamada booliska ee magaalada Boorame, ayaa shalay gacanta ku dhigay isla markaana xabsiga dhexe ee Boorame u dhaadhiciyay saddex nin oo todobaadkii hore nin ka afduubay badhtamaha magaaladas, kuwaas oo ninkii ay afduubeen ku xidhay saldhigga dhexe ee Hargaysa.

blankTaliyaha Saldhigga Dhexe ee Boorama Maxamuud Yuusuf Cige (Raran) oo arrintan warbaahinta u xaqiijiyey, waxa uu sheegay inay sidoo kale gacanta ku dhigeen baabuurkii ay raggani ku afduubeen ninkaas.

Taliye Raran waxa uu ka gaabsaday inuu sheego magacyada raggan afduubka sameeyay ee ay qabteen, haseyeeshee ay si dhakhso ah cadaaladda u hor keeni doonaan isla markaana ay codsadeen in ninkii la afduubay ee oo lagu hayo Hargaysa lagu soo celiyo Boorama.

Wararku waxa ay intaasi ku darayaan in qabashada raggan ay gacan ballaadhan ka gaysten ciidamada sirdoonka ee Gobolka Awdal kuwaasi oo soo gudbiyay xogaha ku saabsan raggaasi, isla markaana Hargaysa lagu xidhay mid ka mid ah raggaasi oo ku sugnaa Hargaysa.

Dhacdadan ayaa waxa ay dhacday badhtamihii todobaadkii hore ka dib markii ay saddexda  baastoolado ku afduubeen nin rayid ah oo ay ku andacoodeen inay lacag ku lahaayeen, iyaga oo watay baabuur aan lambar lahayn isla markaana ay ku xidheen Hargaysa.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories