HomeUjeeddada Kulan dhexmaray Hay'adaha Doorashooyinka Qaabilsan iyo Qaybaha Siyaasadda ku loolamaya

Ujeeddada Kulan dhexmaray Hay’adaha Doorashooyinka Qaabilsan iyo Qaybaha Siyaasadda ku loolamaya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Kulan balaadhan ayaa maanta magaalada Hargaysa waxa uu si wada jir ah ugaga furmay Gudiga Doorashooyinka Qaranka, Gudiga Diiwaangelinta, Xisbiyada Qaranka iyo ururada siyaasadda kaasi oo lagu falan-qeynayay shaqada kormeerayaasha Doorashooyinka..

Kulankan oo ay soo xaadireen gudoomiyayaasha iyo madaxda sare ee Xisbiyada iyo ururada siyaasadda ee qaranka ayaa waxaa ujeedadiisu ahayd, sidii loo tababari lahaa kormeerayaasha Doorashooyinka ee ka socda Axsaabta iyo ururada siyaasadda oo ay weheliyaan kormeerayaasha gudida doorashooyinka ee goobaha codbixinta.

blankGuddoomiyaha gudida Doorashooyinka Eng. ciise Yusuf xamari oo hadal ka jeediyey kulankaasi waxa uu sheegay inay ahmiyad weyn leedahay sida uu Qofka kormeeraha doorashooyinka noqonayaa u ogaan lahaa waxa uu kormeerayo, sababta uu u kormeerayo iyo sida uu u hawshaas u gudanayo,waxa uu Gudoomiyuhu xusay in tababarka la siinayo Kormeerayaasha ay ka  gacan siisay Hay’adda IRI, inkastoo uu hoosta ka xariiqay gudoomiyuhu inay gudida doorashooyinku dareensan yihiin in waxyaabo badani qabyo ka yihiin hawshan.

Gudoomiyaha Gudiga Diiwaangelinta Cabdirisaaq Jaamac Cumar Ciyaale oo ka hadlay kulan hawleedkaasi ayaa sheegay in tababarkan la bixinayaa uu wax weyn ka tarayo sida loo faham siin lahaa ururada iyo axsaabta qaabka ay ula soconayaan hawsha doorashada iyo sida xeerarka doorashooyinka looga qeexi lahaa dhalinyarada aan soo marin doorashooyin hore taasoo ay soo raacdo sidii kormeerayaasha loo siin lahaa tababar ku filan oo saamaxaya xafidaada iyo fulinta waajibaadkiisa.

SomalilandPost News

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories