HomeGuddida Doorashooyinka oo Farriin Hor leh ugu Digay Dhinacyada Siyaasadda

Guddida Doorashooyinka oo Farriin Hor leh ugu Digay Dhinacyada Siyaasadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guddida doorashooyinka Qaranka Md Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise Xamari) ayaa u soo jeediyay Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasada inay u hoggaansamaan Xeerka anshaxa doorashada ee ay dhawaan saxeexeen waxaanu uga digay in aanay wax kaanbayn ah samayn ka hor muddada laysla qaatay.
Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Qaranka oo u waramayay Wakaalada Wararka ee Solna, waxa uu tilmaamay sida ay hawsha qaban-qaabada doorashadu u socoto, isaga oo sheegay in barnaamijka Ololaha Doorashadu uu dalka ka bilaabmi doono 30-ka bisha October ee sannadkan 2012ka, waxaanu ka digay in wax olole ah la sameeyo muddada ka horaysa wakhtigaas, marka laga reebo, sida uu Gudoomiyuhu Xusay, Shirarka ay Ururadu iyo Xisbiyadu ku qabsadaan meelo u gaar ah.
blankEng. Ciise Yuusuf waxa uu tilmaamay inay doorashadan ka qayb qaadan doonaan labada Xisbi ee Kulmiye iyo Ucid iyo Ururada Waddani, Xaqsoor, Dalsan, Umadda iyo Rays oo si rasmi ah u soo dhamaystiray Shuruudihii ka qayb-galka doorashada goleyaasha deegaanka isla markaana si wada jir ah qallinka ugu wada duugay Xeer-nidaamiyaha Anshaxa Doorashada (Code of Conduct).
Ugu dambayntii, waxa uu Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranku sheegay inaanay jirin wax caqabad ah oo la soo dersay Guddi ahaan,wax walbana ay sidii loogu talo galay u socdaan.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories