Monthly Archives: May, 2012

spot_imgspot_img

Wasaaradda Waxbarashada oo beenisay war sheegaya in Ardayda Dugsiyada Gobolka Sool aanay ka Qayb-galayn imtixaanaadka Shahaadiga ah

Burco (SLpost)- Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa beeniyay warar lagu baahiyay qaar ka mid ah Saxaafadda oo sheegaya Ardayda...

Baaq Ka Yimid La-Taliyaha Madaxweynaha Ee Dhaqaalaha Iyo Ganacsiga

Dhammaan shacabweynaha Somaliland, gudo iyo debedba, dawladda Soomalialnd Golayaal iyo xukuumadba, waxaan u soo gusbinayaa hanbalyo kal iyo laab ah iyo bogaadin la xidhiidha 21 guurada la soo noqoshada qarannimada dalkeena. Waxaan leeyahay 21ka sanadood waayahooda iyo taariikhdooda aynu eegno, si aynu uga tabaabushaysano dhib iyo balaayo dib ino

WADA HADALKA SOMALILAND IYO SOOMAALIYA! – Shaqsiyaadka Ku haboon in ay Somaliland uga qayb galaan wada hadalka – Q.8aad

Qayntii 7aad ee hore waxaan idiinku soo bandhigay 11kii qodob ee aan sheegay in looga baahan yahay in ay buuxiyaan shaqsiyaadka la doonayo in ay ka qayb galaan wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Haddaba markaan dhinac walba ka

Yaa ka masuula dhaqan xumada ka dhalan karta musasalka Tv-ga? – W/Q: Cabdikariim Suldaanka

Marka hore aad iyo aad baan idiin salaamayaa dhamaantiin akhriyaysayaal iyo bahweynta saxaafadaay. waxaan doonayaa in aan maanta ku soo qaato maqaalkaygan bahalka loogu yeedho...

Maxkamadda Ciidamada Qaranka oo Xukunno Dil iyo Xabsi daa’in isugu jira ku ridday qaar ka mid ah Malleeshiyo-beeleed shalay Weeraray Ciidamada Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Ciidammadda Qaranka Somaliland, ayaa maanta fadhi ay yeelatay xarunta taliska guud ee ciidanka qaranka waxay xukuno dil iyo xabsi daa’in iskugu...

Komishanka doorashooyinka Somaliland oo Qabtay cod bixin Tijaabo ah oo la xidhiidha Goleyaasha Deegaanka

Hargeysa (SLpost)- Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta xaruntooda ku sameeyay codbixinta doorasho tijaabo ah oo ay ka qeyb galeen 200 oo qof oo laga...

Midawga Yurub oo Diyaarado ku weeraray Xarun Budhcad-badeed iyo Khasaaraha ay geysteen

Xaraar-dheere (SLpost)- Ciidamada Badda Midowga Yurub ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya, ayaa sheegay inay Salaasadii shalay ay weerar ku qaadeen goob ay joogeen kooxo Budhcad-badeed Soomaali ah Xeebaha koonfurta Soomaaliya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img