HomeYaa ka masuula dhaqan xumada ka dhalan karta musasalka Tv-ga? - W/Q:...

Yaa ka masuula dhaqan xumada ka dhalan karta musasalka Tv-ga? – W/Q: Cabdikariim Suldaanka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Marka hore aad iyo aad baan idiin salaamayaa dhamaantiin akhriyaysayaal iyo bahweynta saxaafadaay.
waxaan doonayaa in aan maanta ku soo qaato maqaalkaygan bahalka loogu yeedho musasalka ee
dhamaan dadkeenii baa’biiyay kana dilay damiirkii iyo anshaxii wanaagsanaa ee diinteena islaamka.
Waxaa mudooyinkii danbe ku soo badanayay dalkeena somaliland televishanada madaxa banaan musasalo aad uga fog dhaqanka wanaagsan
iyo asluubta suuban ee diinteena, waayo waxaa laga soo daayaa dumar qaaqaawan oo xidhan dhar aad u xun oo ka fog asturnaanta iyo aadaabta wanaagsan,waayo waxaa aad arkaysaa caruurtii yar yarayd  ee soo koraysay gaar ahaan hablaha aad ka u da’da yar oo ka sheekaynaya jacayl iyo actar hebal baa sidaa iyo sidaa yidhi heblaayo waxay la saaxiibtay hebel, ninka hebel la yidhaa waxa uu khiyaamayay naagta heblaayo la yidhaa.
Bal aan i weydiinee caruurtaasi yaryar ee ku soo barbaraaraysa dhaqamada xun xun, shukaansiga iyo khiyaamada, saw maaha inay ay maalin dhaw isku dayaan inay sidaas oo kle sameeyaan oo ay dadka khiyaameeyaan moodaana inay wax iska caadiya tahay in ragga lala saaxiibo lana raacaa.
Walaal akhriste bal dib ugu fiirso caruurta joogta gurigaaga ama jaarkaaga amaba maraysa hareerahaaga waxa ay iska sheekaysanayaa waa musaslkii ay xalay soo daawadeen waxaanay iska ilaabeen casharadii iyo dugsiga iyo waxbarashadii guud ahaan, halkaana waxaa ka soo dhago wayn xumaan iyo fasahaad aan lahga soo waaqsanayn cidhib xumada ka dhalato waana mid aan hadhaw waxba laga qaban karin ee inta aan dhawnahay aan ka tashano oo caruurteena aan badbaadino
Maalin dhaweyd anoo maraya wadad ayaa waxaa dhagahayga ku soo dhacay hablo ka sheekaysanaya filinkii musasalka ahaa ee ay xalay soo daawadeen iyaga oo leh naa ma arkaysay ninkii hebel ahaa siduu u kalakiciyay jacaylkii khiyaaliga ahaa ee ay heblaayo kula socotay labada nin aaya midba mar afka u macaanaynaysay. waalaahi ani naagtaa waan ka helaa iyo naa  anigu waxaan jecelahay hebeloo waa inan subaga, ogawna waxa la isku faaninayaa maaha ragg la jooga ee waa kuwii musasalka.
Hablahaasi waxay ka habsaamayaeen dugsoiyadii waxbarasho ee ay waalidkood u soo direen iyaga oo qaarkood la ogaaday halkii ay ka doonan lahaayeen waxbarashada iyo guri asxaabtooda ah iska fadhiistaan si ay ula socdaan musasal ka soo galaya subaxa ama galabtaa telefishanka oo aay leeyihiin waxaan la socdaa film asal ah oo ka soo gala saacadaa iyo saacadaa,waxaanay ka hdheen aqoontii iyo mustaqbalkii wanaagsanaa.
walaal aan dib u eegno waxa ay caruurteenu samaynayaan gar ahaan hablaha oo ah muraayada nolosha hooyooyinka mustaqbalka dhaw.
Ilaahay waxaan inooga baryayaa inuu ubadka inoo hagaajiyo mustaqbal fiicana inoo siiyo inagana dariiqa toosan ianagu hago

 Allaa mahad leh
guul iyo gobonimo

Qalinkii c/kariim maxamuud “suldaanka”
suldaancabdi4@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories