Monthly Archives: May, 2012

spot_imgspot_img

Masuuliyiinta Ururrada natiijada qaaddacay qaarkood oo jawaab adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha u hadlay Ururrada qaaddacay natiijadii Guddiga diiwaangelinta Ururrada siyaasaddu soo saartay 20-kii April 2012, ayaa jawaab ka bixiyey baaq Madaxweynaha Somaliland u jeediyey oo nuxurkiisu ahaa inay tanaasulaan, haddii ay taa ku qanci waayaanna waxay doonayaan u maraan jidka sharciga ah.

Wasiirka Ciyaaraha oo Xadhigga ka Jaray Dib-u-dhis Ballaadhan oo Dahabshiil ku Sameeyey Garoonka Kubadda Cagta Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Cali Siciid Raygal, ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray shalay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Staduim oo ay dib-u-dhiskii ugu ballaadhnaa ku samaysay shirkadaha Dahabshiil Group.

Haweenka ay Ehel Yihiin Ragga Maxkamada Ciidamadu Xukunka ku ridday Oo Baaq U Diray Madaxweynaha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Haweenka ehelada raggii dagaalka iska-hor-imaadka hubaysani Hargeysa ku dhex-maray ciidanka qaranka ee maxkamada ciidamadu dilka iyo xabsi daa’imka ku xukuntay, ayaa madaxweynaha...

Xuska 18 May oo si weyn looga Xusay dalka Gudihiisa iyo Debeddiisa iyo Nuxurka Khudbad Madaxweyne Siilaanyo u jeediyey Shacbiweynaha Somaliland + SAWIRRO

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta si weyn looga xusay dhammaan gobollada Dalka Xuska 21-guurada ee 18 May oo ah markii Somaliland madax-bannanideeda kala soo noqotay...

Golaha Amaanka iyo dalka Iiraan oo madaxa iskugula jira iyo Jaamacadda Carabta oo dhalleecaysay qaraar ka soo baxay Baarlamanka Israa’iil

Qaahira (SLpost)- War-bixin aan weli la  shaacin oo ay soo saareen Guddiga  Caalamiga ah ee cuna-qabataynta dalka Iiraan ku sheegeen inay  Iiraan hubka u...

Ra’iisal-wasaaraha Cusub ee Dalka Faransiiska oo Dhammeystiray Dhismaha Xukuumaddiisa oo u badan Garabka Bidixda

Paris (SLpost)- Ra’iisal-wasaaraha cusub ee dalka Faransiiska Jean Mark Ayrault ayaa dhammaystiray dhismaha xukuumaddiisa cusub, isaga oo xukuumadda ku soo daray wejiyo cusub iyo...

Shaqaalaha Dawladda oo maalmaha Sabtida iyo Axadda loo Fasaxay Xuska 18-ka iyo Hambalyada masuuliyiinta

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaarada  Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Maxamud Axmed Barre (Garaad), ayaa maanta qoraal uu  soo saaray ku sheegay,in  Maalmaha Sabtida iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img