HomeWADA HADALKA SOMALILAND IYO SOOMAALIYA! - Shaqsiyaadka Ku haboon in ay Somaliland...

WADA HADALKA SOMALILAND IYO SOOMAALIYA! – Shaqsiyaadka Ku haboon in ay Somaliland uga qayb galaan wada hadalka – Q.8aad

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blank(Marka runta laga hadlayo, culayska arimaha laga wada hadlayo iyo Wasiirada Somaliland iyo Soomaaliya  u soo  dirteen wadahadalka    aad iyo aad ayey u kala miisaan  weyn yihiin .)

Shaqsiyaadka Ku haboon in ay Somaliland uga qayb galaan wada hadalka:-

Qayntii 7aad  ee hore waxaan idiinku soo bandhigay  11kii  qodob  ee aan sheegay in looga baahan yahay in ay buuxiyaan  shaqsiyaadka la doonayo in ay ka qayb galaan wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Haddaba markaan dhinac walba ka eegay  shaqsiyaadka aan isleeyahay waxay ku haboonaayeen  in ay Somaliland uga qayb galaan wada hadalka Soomaaliya iyo Somaliland waxaa laga soo dhex xuli karaa  shaqsiyaadka magacyadoodu liiskan hoose  ku qoran yihiin ,waa sida ay aniga ila tahay:-    

  1. Xaaji Cabdi Waraabe(Gudoomiye ku xigeenka Golaha Guurtida Somaliland)
  2. Prof /Mj.C/Salan Yaasiin(Gudoomiyiih hore Jamacada Burco).
  3. Prof Saleebaan  (Gudoomiyaha Jamacada Amuud).
  4. Prof. Bulxan  (Gudoomiyii Hore Jamacada Hargeysa)
  5. MJ.C/raxman Aw cali (Madax weyne ku xigeenkii hore Somaliland)
  6. Mj. Xasan Ciise Jaamaca(Madaxweyne ku  xigeenkii hore Somaliland)
  7.  Md/Amb. Awil  Ducalle (Wasiirkii Hore ee Maaliyada Somaliland)
  8. Md.Maxamed Xaashi ( Wasiirkii Hore ee Maaliyada Somaliland)
  9. Md. Maxamed Saciid Gees –   Gudoomiyaha-( Academy for peace and Development-Hargeysa,Wasiirkii hore Wasaarada Arimha  Dibada Somaliland.
  10. Md. Fuaad adan cade (Wasiir Hore Somaliland )
  11. Md. Cali Sandulle-  Wasiir hore — Gudoomiye  Ku.Xigeenka Urur Siyaasadeedka  XAQSOON.
  12. Dr.Gaboose .Wasiirkii Hore ee Arimaha Guddaha
  13. Faysal  Cali Waraabe (Gudoomiyaha Xisbiga UCID)
  14. Md. Boobe Yusuf Ducaalle ( Wasiirka Warfaafinta  Somaliland   xilligan)
  15. Md. Cabdiqaadir Jirde(Gudoomiye ku.  Xigeenkii hore Golaha wakiilad Somaliland)
  16.  Marwo .Adna  Adaan.(wasiirkii Hore Arimaha Dibada Soamaliland)
  17.  Md.Adan Muuse Jibriil ( Wakiilkii hore ee Somaliland Uk).
  18. Wasiirka Arimaha Dibada ee xilligan waxaa  odhan lahaa ,wuxuu ku haboon yahay in uu noqdo  (Xoghaynta waftiga  Somaliland uga qayb gelaya wada hadalka  soomaaliya.

Hadal iyo dhamaan waan hubaa in aanay halkan ku dhamayn aqoon yahankii/Siyaasigii iyo waxgaradkii reer Somaliland,balse  waxaan halkan idinku soo qoray shaqsiyaad aan isleeyahay, guul weyn ayey ka soo hoyn lahaayeen wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya,marka laysku daro aqoontooda,waayo aragnimadooda iyo  sida ay Somaliland ugu daacada yihiin

Runtii dad  aan sidaa u badaneyn ayaa ka soo jawaabay suaasha ah-

“SOMALILAND IYO SOOMAALIYA MAXAY KU KALA DUWAN YIHIIN” ?

Fadlan bal mar kale isku daya in aad jawaab buuxda  u heshaan suaashaas,haddii aad garato jawaabta ,markaas waxaa kuu dhib yaraaneysa in aad fahanto waxa Somaliland iyo Soomaaliya isku hayaan iyo sidii ay kala bixi lahaayeen.

ALLAA   MAHAD  LEH

———–la soco qayb ta dambe  —–

Abdi M.Saleiman(Mingiste)

      Political Analyst

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories