HomeMidawga Yurub oo Diyaarado ku weeraray Xarun Budhcad-badeed iyo Khasaaraha ay geysteen

Midawga Yurub oo Diyaarado ku weeraray Xarun Budhcad-badeed iyo Khasaaraha ay geysteen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

[X]araar-dheere (SLpost)- Ciidamada Badda Midowga Yurub ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya, ayaa sheegay inay Maanta  weerar ku qaadeen goob ay joogeen kooxo Budhcad-badeed Soomaali ah Xeebaha koonfurta Soomaaliya.

blankWarka waxa uu intaas ku darayaa in weerarkan ay ka qeyb qaateyn diyaraadaha qumaatiga u kaca ee helicopter-ka, kuwaasoo dhowr jeer gantaalo ku garaacay deegaan u dhow Xarardheere oo ka tirsan Xeebaha gobalka Mudug. Weerarkan waxa la sheegay in uu yahay kii ugu horreeyay ee howlgalka Midowga Yurub ka geystaan gudaha ciidda Soomaaliya.

blankAfhayeenad u hadashay hawlgalka Midowga Yurub ee dagaalka ka dhanka Budhcad-badeedda Soomaalida, ayaa warbaahinta u sheegtay in Midowga Yurub hawlgalka Xarardheere ay fasax uga qaateen Dawladda Ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya oo ay ku wargeliyeen ka hor intii aanay weerarin Budhcad-badeedda.

Afhayeenku waxay intaa ku dartay inay u arkeen goobta ay weerareen meel lagu hayo Shaqaalaha iyo Maraakiibta la qabto, iyada oo sheegtay inay weerarkaa ku burburiyeen illaa shan Doonyood oo ay Budhac-badeeddu lahayd, isla markaana qayb ka ahaa Doonyaha dheereeya ee ay ku fuliyaan weerarrada ay ku qafaashaan Gaadiidka Badda. Hase-yeeshee, Afhayeenku may sheegin khasaaraha kale ee Budhcad-badeedda loogu geystay Weerarkaas ee dhimasho iyo dhaawac ah.

Waxa hadda la ogyahay in Xeebaha Soomaaliya lagu heysto 17 Markab iyo 300 shaqaale ah, kuwaasoo Budhcad-badeeddu ka doonayso in ay madax-furusho ka qaataan.

blank

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories