Monthly Archives: May, 2012

spot_imgspot_img

Ururradii ku fashilmay Qiimaynta Guddiga Diiwaangelinta oo samaystay DALLAD ay ku midoobeen, soona bandhigay Gefaf ay sheegteen in laga galay

Hargeysa (SLpost)- Ururradii siyaasaddda ee ku hadhay wejigii koowaad eek ala-reebita ururrada ayaa shaaciyey inay ku bahoobeen DALLAD midaysa oo sida ay sheegeen ku...

Psycho-politics of Somalia & Somaliland – by Mohamed Nageeb

The significant problem we facing today, can not be solved by the level of thinking we had when we created these problems. The level of thinking of

Hay’adda Caalamiga ee Socdaalka Adduunka (IOM) oo Shacbiga Somaliland uga digtay Been-abuur magaceeda loogu adeegsanayo Barnaamij Jiif-oo-Jaq ah

Hargeysa (SLpost)-Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka Adduunka (IOM) oo dadweynaha Soomaalida ah uga digaysa been abuur magaceeda laga sameeyey ayaa farriin kooban oo xafiiskeeda...

Maayar Jiciir oo ka hadlay tirada dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Shaqaaqo ka dhacday Warshaddii Hore ee KABISTA iyo Dadka ilaa hadda loo xidhay...

Hargeysa  (SLpost)-Maayarka caasimadda Hargeysa Eng Xuseen Maxamuud Jiciir ayaa ka hadlay shaqaaqadii keentay dhimashadda iyo dhaawaca ee ka dhacday aggaarka Wershaddii hore ee Kabista...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo tabobar muddo laba sanno ah socday u soo xidhay 1100 Macalin

Hargeysa (SLpost)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta tabobar muddo laba sanno socday u soo gabogabeeyey kun iyo boqol macalin oo...

In Ka Badan 60 Madax Dhaqameedka Subeer Awal Oo Isugu Yimid Kulan Qado-Sharafeed Iyo Nuxurka Hadalladii Salaadiinta

Hargeysa (SLpost)- In ka badan lixdameeyo isugu jira salaadiin, boqoro iyo cuqaal ka soo jeeda beelaha Subeer Awal ayaa isugu yimid Kulan ballaadhan oo...

Somaliland: Suxufi Sagaal Saacadood U Xidhnaa Sawir Uu Qaaday

Hargeysa (SLpost) – Suxufi ka tirsan Wargeyska Saxafi ayaa maanta muddo sagaal saacadood ah ugu xidhnaa xarunta Laanta Dambi-Baadhista Bileyska

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img