Madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland oo lagu eedeeyey inuu xidhiidh la leeyahay Al-Shabaab
Muqdisho (SLpost)- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka DKMG ah ee Soomaaliya ayaa Maamul Gobolleedka Puntland ku eedeeyay inay xasuuq u gaystaan dadka kasoo jeeda Gobollada...
Dugsiga Sare ee Ileys oo Sannadkii 4aad oo Xidhiidh ah Hantiyey Kaalmaha ugu Sarreeya Imtixaankii Shahaadiga ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Maamulka iyo macallimiinta Dugsiga Sare ee Ilays, ayaa xaflad loogu dabbaaldegayey guul taariikhi ah oo ardayda dugsigaasi ka soo hooyeen imtixaannaadkii shahaadiga...
Nairobi: In ka badan 100 Qof oo ku Le’day Dab ka kacay mid ka mid ah Dhuumaha Shiidaalka qaada
Nairobi, (SLpost)- Sida ay sheegeen Booliska Dalka Kenya dad ka badan 100-qof ayaa ku dhintay magaalada Nairobi, ka dib markii ay qaraxday dhuun ka...
Natiijada Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee dugsiyada Dhexe iyo Sare oo la shaaciyay
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sarre Oo Shaacisay Imtixaankii Shihaadiga ahaa ee Dugsiyadda Dhaxe iyo Kuwa Sarre Ee Somaliland Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland, ayaa maanta...
Khilaafkii ka aloosnaa soo-dhaweynta Ugaaska gobolka Awdal oo xal laga gaadhay iyo weftigii dawladda oo war-murtiyeed ka soo saaray
Boorame (SLpost)- Weftigii uu hoggaaminayay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo ka koobnaa Wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland ayaa...
Somaliland oo bayaamisay Abaaro iyo Macaluul dalkeeda ka jira wakhti Qaadhaan loo ururinayo dadka Abaaraha Soomaaliya
Hargaysa (SLpost)- Guddida abaaraha Qaranka Somaliland, ayaa sheegay inay macaluul baahsani saamaysay dhammaanba gobollada dalka, isla markaana loo baahan yahay in si deg-deg ah...
Hoggaamiyaha Mucaaradka Libya oo Caasimadda ka dagay iyo Dal Afrikaan ah oo Qaddafi Qaabilaya
Tripoli, (SLpost):-Guddoomiyaha Golaha ku-meel gaadhka ee dalka Libya Mustafe Cabdi Jaliil ayaa shalay gaadhay xarunta dalka Libya ee Tripoli, halkaas oo si la yaab...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

