HomeNatiijada Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee dugsiyada Dhexe iyo Sare oo la shaaciyay

Natiijada Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee dugsiyada Dhexe iyo Sare oo la shaaciyay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

blankHargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sarre Oo Shaacisay Imtixaankii Shihaadiga ahaa ee Dugsiyadda Dhaxe iyo Kuwa Sarre Ee Somaliland

Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay natiijadda imtixaanka Shahaadiga ahaa ee Fasallada Siddeedaad ee Dugsiyadda Dhaxe, iyo Fasaladda Afraad ee Dugsiyadda Sarre ka dib muddo badan oo wasaaraddu ku mashquul-sanayd sixitaankiisa iyo hubinta wixii caqabado ah ee ka hor iman doona.

Shir jaraa’id oo lagu qabtay xarunta Imtixaanaadka Qaranka oo ay ka soo qayb-galeen Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashadda, Guddoomiyaha imtixaanaadka , iyada oo ay xarunta horteedana tubnaayeen boqolaal Qof oo ka mid ah ardeyda dhigta dugsiyadda kuwaasi oo iyaga laftooduna naawilayay natiijada imtixaanaadka ee wasaaradda Waxbarashada.
Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo natiijada yeedhisay ayaa ku dhawaaqday tobankii Arday ee ugu horreeyay  Dugsiyada Dhexe iyo kuwa Sareba iyada oo bogaadisay dedaalka Dheeraadka ah ee ay  Muujiyeen.

Tobanka arday ee ugu sarreeya Dugsiyada Dhexe ayaa kala ah:

No.  Dugsiga                       Magaca Ardayda                              Derajada

  1.  Sh. M. Warsame – Sahra Awciise Jaamac Qaalib  (558 ), Maroodi-jeex
  2.  Geeska  Afrika  – C/raxmaan Axmed Yuusuf adan   (552) – Togdheer
  3.  Odey(Sheekh) –  Hodon maxamed C/laahi Ciise  (543)  – Gobolka Saaxil
  4.  Sh. Cali Cismaan – Barkhad Mustafe Siciid Xirsi      (547) – Maroodi-jeex
  5.  Sh. M.Warsame – Mawliid Muxumed Hanfi Liibaan  (547) – Maroodi-jeex
  6.  Surad  – Ismaaciil Axmed Warsmae Maxamed  –   (547) – Gob. Sanaag
  7.  Abyan  –  C/naasir C/laahi Faarax ibraahim    (547) – Gobolka Sool
  8.  Nuraadiin Primary  – Maryan Maxamuud Maxamed Cigaal (546)- M/Jeex (Private)
  9.  Alkheyr  – Ubax C/raxmaan Axmed Cabdi      (546) – Maroodi-jeex (Private
  10.  H.A.A Good  – Khaalid Xirsi Maxamed Caddare         (546) – Gobolka Awdal

 

Tobanka Arday ee ugu sarreeyey Dugsiyada Sare ee Dalka

No.  Dugsiga       Magaca                                                         Darajadda

  1. Ileys  –              Nasra Jaamac c/laahi Bulxan                     735 – Maroodi-jeex (Private)
  2. Nuuradiin       MustafeMaxamed Awcali Cismaan             718 – Maroodi-jeex (Private)
  3. Ileys                   Muniira Maxamed Axmed C/laahi            717 – Maroodi-jeex (Private)
  4. 26 June             Xamse Carab Cali Xasan                              691 – Maroodi-jeex (Public)
  5. 26 June            C/naasir C/ramaan Xaashi Caalin              689 – Maroodi-jeex (Public)
  6. Ilays                  Muna C/laahi Maxamed Axmed               689 – Maroodi-jeex (Private)
  7. Bali- Gubadle Xasan Muuse Cismaan Jaani                       686 – Maroodi-jeex (Public)
  8. Ilays                  Faadumo Maxamed Ismaaciil Cabdi        685 – Maroodi-jeex (Private)
  9. M.A.Cali           Maxamed Xuseen Maxamed Faarax         679 – Maroodi-jeex (Public)
  10. Ilays                 Nimco Saleebaan Cali Kooshi                     670 – Maroodi-jeex (Private)

Somalilandpost.net

Editor@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories