Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo qaaday olole culus oo ku wajahan Talaabooyinka Horumarka iyo hiigsiga Aqoonsiga

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar oo socdaal diblomaasiyadeed ugu kicitimay Cariga Maraykanka ayaa labadii maalmood ee...

Suldaan Maxamed Sul. Cabdiqaadir oo ka hadlay doorka Xukuumadda ee khilaafkii UCID iyo go’aanka Maxkamadda

Hargeysa (SLpost)- Suldaanka Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay Maxkamadda Sare ee Dalka Somaliland ka soo saartay khilaafkii Xisbiga...

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo Hawl-wadeenno Caafimaad u kala dirtay Gobollada Dalka

Hargeysa, (SLpost)- Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland ayaa  gobollada dalka u kala dirtay kooxo hawl-wadeenno Xannaada Xoolaha ka tirsan oo xanuunada xoolaha ku dhaca kasoo...

Guddoomiyaha KULMIYE oo Bogaadin u diray Wasaaradda Waxbarashada & Ardayda dhammaystay Dugsiyada sare/dhexe

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada haye ee KULMIYE, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ardayda dhammaystay waxbarashada dugsiyada sare iyo...

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka oo dacwad ka soo saartay Kiis u dhexeeyay Wargeyska Saxafi iyo Wasiirka Duulista Hawada

Hargeysa(SLpost)­– Maxkamadda Rafcaanka ayaa maanta go’aan ka soo saartay xukun ay hore Maxkamadda gobolka Hargeysa uga soo saartay dacwad u dhaxysay tifaftiraha wargeyska Saxafi...

Wax-garadka, Odayaasha, Cuqaasha iyo Xildhibaannada Beesha Makaahiil Isaaq oo farta ku fiiqay Caddaalad darro ka jirto Maxkamadaha Dalka

Hargeysa(SLpost)– Cuqaasha,Waxgaradka,Odayaasha Xildhibaanada Iyo Madax-dhaqameedka beesha Makaahiil Isaaq (Sacad Muuse) ayaa ku baaqay in baadhis iyo dib-u-eegis lagu sameeyo xukunka Cadaalad darada ee is...

Muuqaalo la saadaaliyay in Qadaafi wejigiisa u beddeli doono si uu Caddaaladda uga baxsado

Qaahir (SLpost) - Mar kasta oo hogaamiye muddo dheer dalkiisa xukumayay isla markaana ku amar ku taaglayn jiray shacbigiisa laga itaal roonaado ee uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img