Ilme yar oo iskii u quuta naaska Saca qoyskooda! Tolow Maxaa sababay?
Bangkok (SLpost)- Ilme yar oo ku nool tuulo ku taala dalka Cambodia ayaa iskii u bilaabay inuu caanaha ka jaqo naaska sax irmaan oo...
Maxaad ka taqaan weriyayaashii Soomaalida ugu firfircoonaa BBC-da? (Daawo+akhriso barnaamijyadii 1973-kii ka bixi jiray idaacadda
Taariikhdu waa ma guurto, waa shey aan duugoobin, ee bal fiiri weriyayaashii ugu firfircoonaa Laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, xilligaas oo waliba aanay...
Garabkii Waqaf ee UCID oo urur Cusub ku dhaawaaqaya ka dib markii Maxkamadda Sare Xisbiga UCID u xukuntay Faysal Cali waraabe
Hargeysa (SLpost) - Maxakamada sare ee Somaliland ayaa maanta soo saartay go’aankii dacwadda xisbiga UCID ee muddada badan la sugayay taas oo u dhaxaysay...
MADAXWAYNE SHAN MAGAC KALA DOORO
Tan iyo intii ay Soomaaliland qaadatay madaxbanaanideeda waxaa madaxtinimadda iska daba Qabtay ama qasriga madaxtooyadda galay ( 4 madaxwayne.) marka laga reebo madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud...
Guddoomiyihii Ololaha doorashooyinka Xisbiga UCID oo iska Casilay xilkii Xisbiga
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyihii Ololaha Doorashooyinka Xisbiga UCID Mr. Saleebaan Daahir Cabdilaahi (Dogox) ayaa xilkii iyo xubinimadii golaha Dhexe ee Xisbiga iska casilay maanta. Mr. Saleebaan...
Madaxweyne Siilaanyo oo Guddoomiye Cusub u magacaabay Gobolka Awdal
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanayo) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Awdal, ka dib markii uu xilkii gobolkaas iska...
“Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Karka Kulayl Baa Ka Keenay!”
Dr. Maxamed Cismaan Fadal Hargeysa (SLpost)- Dr. Maxamed Cismaan Fadal oo ka mid ah aqoonyahanka Somaliland, ayaa ku tilmaamay in guddoomiye xigeenka xisbiga KULMIYE Cabdiraxmaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

