Masuuliyiinta Gobolka Togdheer ee Xisbiga UDUB Oo ku hanjabay inaanay ka qayb-qaadanayn Doorashooyin aan loo samayn Diiwaangelin cusub
Burco, (SLpost)- masuuliyiinta sar sare xisbiga mucaaridka ah ee Udub ee gobolka Togdheer ayaa taageeray go’aankii hore ee xisbigoodu iyo xisbiga kale ee Ucid ku...
Mid Kamid ah Odyaasha Ugu Magaca Weyn Gobolka Awdal oo Ugaaska Beelaha Gadabuursi Gudoonsiiyay Duco Iyo Dardaaran
Boorame, (SLpost)-Odeyga Guud ee Beelaha Maxamed-case ee Dega Gobolka Awdal islamarkaana kamid ah Odyaasha ugu faca iyo magaca weyn Gobolka , Xaaji Daahir Cilmi...
Madaxweyne Siilaanyo oo Kormeerkii kedis ah ku booqday Meelaha Bulshadu isugu timaaddo + Qosolkii Madaxweynaha, Salaadiinta iyo Wasiirrada + SAWIRRO
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta gelinkii dambe kormeer kedis ku gala-bixiyey qaar ka mid ah goobaha bulshadu isugu timaaddo ee magaalada Hargeysa. Kormeerka...
Dhalinyaro Madaxweyne Siilaanyo U Diray Baaq La Xidhiidha Iibka Xarunta Wasaaradda Duulista
Hargeysa, (SLpost) - Koox dhalinyaradda ku dhaqan Caasimadda Hargeysa ah ayaa waxaa ay na soo gaadhsiiyeen baaq ay kaga horjeeddaan isku day wasiirka duulistu...
Dugsiyada Sare Ee Nuuradin Oo Ardaydii ugu Badnayd Ka Helay Deeqdii Waxbarasho Ee Turkiga
69 Arday oo deeq waxbarasho ka helay saddex dal, waxa uu dugsiga sare ee Nuradin ka helay 9 arday Xaflad Dhiiri-gelin ah oo loo sameeyey...
Xildhibaan Shaadhow Nin Calool Galkaagii Ogaa, Haatanse Ciroobey Oo Sir Iyo Caad Kuu Yaqaan Lagama Ceeb-doono
Aniga oo tix raaxaya hadalkii ka soo yeedhay xildhibaan Shaadh oo ka mid ah golaha guurtida kuwooda xalka ah, hadalkiisa oo uu wax kaga...
Boqortooyada Sucuudiga Oo Jimcaha u dabaal Degaysa 81-guuradii ka soo wareegtay Markii Dalkaas Lagu dhawaaqay
Riyaad, (SLpost)- Boqortooyada Sucuudi Arabiya ayaa maalinta bari ah u dabaal degi doonta 81-guuradii ka soo wareegtay markii dalkaasi boqortooyada noqday isla markaana loo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

