Monthly Archives: September, 2011

spot_imgspot_img

Dibloomaasiyiin reer Galbeed ah oo isaga Dareeray Khudbad Madaxweynaha Iiraan Ka Jeedinayay Qaramada Midoobay

New York, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iiraan Maxamuud Axmedii Najaad ayaa khudbad uu si kulul ugu weeraray dalalka reer galbeedka, gaar ahaan...

20 Su’aalood oo Khuseeya Qadiyadda Somaliland

Way adag tahay in bulshada lafahamsiiyo khatarta  cudurka Aids-ka, faafistiisa iyo hababka loo kala qaadi karo haddii la is yidhaahdo afka ka dhawra erayadda...

BAAQ: XADHIGA XOGHAYA BURCO WAA SHARCI DARRO MUDDO DHAAFTAY MASUULIYADANA WAXA LEH HANTI-DHOWRKA GUUD

“RAG CADDAALAD WAAYAA SIDII CAWSHA KALA YAAC” Anaga oo ah Odayaasha, Aqoonyahanka,  Ganacsatada, Dhalinyarada, iyo Haweenka  magaalada Burco waxa aanu baaq u diraynaa dhamaan Ha’yadaha hoos ku...

Somaliland oo gargaar bani’aadanimo gaadhsiinaya Xeryaha Qaxoontiga Muqdisho iyo Dhadhaab

Hargeysa, (SLpost)-  Laba wefti oo ka kooban lix xubnood oo uu horkacayo wasiirka diinta iyo awqaafta ee jamhuuriyadda Somaliland, Sheekh Khaliil, ayaa berri u...

Guddoomiyaha Baanka Somaliland oo ku baaqay inay Wasaaradda Ganacsigu tallaabo ka qaado sixir-bararka maceeshadda

Hargeysa,  (SLpost)- Guddoomiyaha Baanka Somaliland Md. Cabdi Dirir Cabdi, ayaa sheegay inaanu dalka ka jirin wax lagu sheegi karo sixi-barar, balse ay waddanka ka...

Djibouti oo heshiis kula gashay Shirkadda Oyster Oil & Gas qodaalka ceelal baasiin oo ku fidsan ilaa xuduudka Somaliland

Djibouti, (SLpost)- Shirkad lagu magacaabo Oyster Oil & Gas ayaa heshiis wadaag ah oo shidaal-qodis ah la gashay dalka Jamhuuriyadda Djibouti, kaasoo saamaynaya afar...

Xoogagga Golaha ku-meel gaadhka Libya oo qabsaday Magaalada Saawiya

Tripoli, (SLpost)- Xoogaga Golaha ku-meel gaadhka dalka Libya ayaa sheegay in ay si buuxda gacanta ugu dhigeen magaalada Sabha ee koonfurta dalkaas. Oo maalmihii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img