HomeDhalinyaro Madaxweyne Siilaanyo U Diray Baaq La Xidhiidha Iibka Xarunta Wasaaradda...

Dhalinyaro Madaxweyne Siilaanyo U Diray Baaq La Xidhiidha Iibka Xarunta Wasaaradda Duulista

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost) – Koox dhalinyaradda ku dhaqan Caasimadda Hargeysa ah ayaa waxaa ay na soo gaadhsiiyeen baaq ay kaga horjeeddaan isku day wasiirka duulistu doonayo inuu ku xaraasho xarunta wasaaradaasi.

Dhalinyaraddani waxa ay baaqoodan ku waajahan Madaxweynaha Somaliland ku yidhaahdeen siddan.

“Nin bilowgiiba arkay Xukuumadda cusub ee Axmed Siilaanyo ayaa laga soo wariyay,

Arooskiiba iyaddoon ka bixin alalagtii guusha

U Ekaatay inantii cusbayd hooyadeed UDUB.

Waxaan uga soconaa, ujeedada hadalkayaguna uu ku arooraa Xukuumaddii KULMIYE ee loo soo halgamay ee ay dad badan oo reer Somaliland ahi tageeradoodii siiyeen xiligii Dorashadda Madaxwayne dalka ka socotay, markii ay taladii dalka gacanta ku dhigtay, waxaa ka soo if baxay oo ay la timi dhaqaamadii Xukuumaadii hore ee Xisbiga UDUB lagu eedayn jirey. Waxana Beryahan soo if baxayay qoraalo ay baahinayeen Wargaysyadda dalka ka soo baxa oo daaha ka feyday in la iibinayo Wasarada Duulista Iyo Hawadda, arrintaas oo uu qiraal ka yahay ama ka marag kacay Wasiirka wasaaradaasi Maxamud Xashi Cabdi.

Hadaba, haddii aanu nahay dhalinyarada Casimada Somaliland ee Hargeysa, waxaanu fariin uu diraynaa Madaxweynaha Somaliland ee aanu codka u hibaynay, taas oo ah in sidda ugu dhaqsaha badan looga noqdo go’aankaas uu ku dhawaaqay Wasiirka Duulistu. taasoo aanu u aragno inay  caqaabad ku noqon doonto Xukuumadda, Islamarkaana ay taariikh xun ku yeelanayso Somaliland. Magacyada Dhalinyarada maqaalkan na soo gaadhsiisay.

1. Foosi Barre Axmed

2. Badri Cabdillaahi Xasan(Rakuub)

3. Cabdiraxmaan Saleebaan Caynaan

4. Mustafe Cabdillahi Maxamuud

5. Xasan Cabdi (X.Dheere)

6. Cabdirisaq Maxamud Calin(Cabdoo)

7. Camir Gaaxnuug Warmahaye

8. Axmed Maxamed Maxamuud(Ina Tiin)

9. Cumar Aaden Maxamed

10. Axmed Xaji Xasan(Facol)

11. Maxamed Maxamuud Caabi (Kabayare)

12. Gamuute Dhuul Iidan

13. Axmed Jamac Sareeye.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories