Guddiga Samaynta Waddada Dawga Cad ee Waqooyiga Hargeysa oo Dawladda ka Dalbaday Qalab uu La’aantii Dhismaha Jidku u Joogsanayo
Hargeysa, (SLpost)- Guddiga dadweynaha ee isku xilqaamay samaynta jidka dawga Cad ee isku xidha gobolka Hargeysa iyo xeebta waqooyi, ayaa shaaca ka qaaday in hawshoodu...
Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Kalluumaysiga oo si wada-jir ah uga jawaabay War laga baahiyey
Hargeysa, (SLpost)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badaha Somaliland oo uu weheliyaan Agaasimayaal-waaxeedyada Wasaaraddaas iyo Isu-duwaha Wasaaraddaas ee Gobolka Selal, ayaa Shir...
Xubnaha Guddiga Diiwaan-gelinta Ururrada Siyaasadeed oo la filayo inay Barri Mudanayaasha Wakiilladu kala reebaan
Hargeysa, 25 September, 2011 (Ogaal)- Guddiga Diiwaan-gelinta Ururrada Siyaasadeed uu dhawaan u magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa la filayaa...
Weftigii Somaliland ee Gargaarka u siday Barakacayaasha Soomaaliya oo Muqdisho Gaadhay iyo Xaddiga wejiga hore ee Deeqda ay gaadhsiiyeen
Hargeysa, (SLpost)- Weftigii ka socday xukuumadda iyo Shacabka Somaliland ee sahayda Gargaar u qaaday dadka ku tabaalaysay xeryaha Qaxoontiga magaalada Muqdisho ayaa maanta ka...
Xisbiga UCID oo masuuliyiinta Cusub u magacaabay Xilalkii la banneeyey
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID ayaa masuuliyiin Cusub u magacaabay xilalkii Xisbiga ee bannaanaaday ka dib markii ay xubno badani iska casileen ama ka...
Guddoomiyaha Kulmiye oo Xilal Cusub u magacaabay Xisbigiisa
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa maanta xilal u magacaabay masuuliyiin cusub. Xilalka Cusub ee Xisbiga Kulmiye loo magacaabay aya ah qaar ku kooban...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

