HomeXukuumadda oo sheegtay inay Caasimadda Hargeysa ka hirgelinayso dhismayaasha 350 Guri

Xukuumadda oo sheegtay inay Caasimadda Hargeysa ka hirgelinayso dhismayaasha 350 Guri

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa,04 March 2012(SLpost)-Wasiirka Dib u dejinta Somaliland Md Cabdirisaaq Cali Cismaan, ayaa maanta ka warbixiyey hawlaha wasaaradiisa ee qorshaha dadka barokacayaasha ah.

Wasiirka oo maanta xafiiskiisa ku qabtay shirjaraaid, ayaa sheegay in sannadka laga bilaabi doono caasimada magaalada Hargeysa saddex boqol iyo kuntan guri oo sannadkan laga dhisi doono magaalada hargeysa, kuwaasi oo waddamada qaadhan-bixiyaasha ahi ugu talo-galeen dadka ku barakacay gudaha waddanka, waxan hirgalintooda loo xilsaaray ayaa uu sheegay hay’adda Un- Habitat.

Geesta kalena, waxa uu wasiirku sheegay in magaalada Burco hay’adda UNHCR ay qorshaysay in ay barakacayaasha ku sugan ay u dhisto shan iyo toban guri, kuwaasi  oo ay hirgalintooda u xilsaareen hay’adda NRC.

Wasiirka waxa kale oo sheegay in xaafadda Maxamed Mooge ee magaaladda hargeysa oo ay ku sugan yihiin barakacayaasha ugu badan loo raadin doono goob kale, markii ay iskaashi ka heleen dawladda hoose ee Hargeysa.

Mar uu wasiirka ka hadlayey xilli roobaadka inagu soo foodka leh, waxa uu sheegay in looga digayo dadka danyarta ah ee ku dhaqan goobaha biyo-mareenadda ah, taasi oo hay’adda fayo-dhowrku ay ka hirgalin doonaan hawlo nadaafadeed loona baahanyahay in gacan buuxda laga siiyo, si aynu uga hortagno wixii caafimaad-darro ah ee la soo gudboonaan kara dadka barakacayaasha ah.

somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories