HomeMuuqaalka Madaxweyne Siilaanyo Ee Shalay Iyo Maanta(Ka Hor 26june Iyo Kadib)

Muuqaalka Madaxweyne Siilaanyo Ee Shalay Iyo Maanta(Ka Hor 26june Iyo Kadib)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...
  1. MADAXWEYNE SIILAANYO SHALAY WAXUU AHAA: nin aad u neceb cabudhinta saxaafada maanta waxaad is odhan kartaa waa ka ugu jecel cabudhinta saxaafada.
  2. Siilaaanyo waxa uu ahaa ka ugu neceb caga juglayntya iyo xadhiga suxifiyiinta gabi ahaan t eedba maantana waxaad is odhanaysaa isaga ayaa ugu jecel xadhiga saxafiyiinta iyo saxaafadaba.
  3. Siilaanyo waxa uu ahaa nin aad u neceb cadaalad darada iyo waxyaabaha lamida maantana waxaad is odhanaysaa isagaa ugu jecel cadaalad darada iyo inuu ku raaxaystaba,
  4. Siilaanyo waxa uu ahaa nin aad u neceb in lalaayo dadka danyarta ah iyo shicibkaba maantana waxaad is odhanaysaa markaad eegto siduu xaal  yahay isagaaba ugu jecel in lalaayo danyarta.
  5. Siilaanyo waxa uu ahaa nin aad u neceb in la iibiyo guryahay dawlada kuwa iibiyana wuu necbaa iyo kuwa iibsadaba ka hor 26kii juun maantana waxaad is odhanaysaa wuxuu ugu jecelyahay kuwii iibsan jiray danta guud
  6. Siilaanyo waxa uu ahaa nin aad u jecel agoomihii SNM ee guryaha dawlada ku jiri jiray ka hor 26kii juun maantana waxaad is odhanaysaa isaga ayaa ugu neceb markaad eegto sida sujuuda looga tooganayo ee aanu ka hadlayn ka dib 26kii juun
  7. Siilaanyo waxa uu ahaa nin aad u neceb kootada iyo kuwa kootada loosameeyaba ka hor 26kii juun maantana waxaad is odhanaysaa isagaa ugu jecel kootada iyo kuwa loo sameeyaba ka dib 26kii juun
  8. Siilaanyo waxa uu ahaa nin aad u neceb distoorka dalka oo la jabiyo ama lagu dhaqmi waayo ka hor 26kii juun maantana markaad eegto siduu xaal yahay  waxaad is odhanaysaa isaga ayaa ugu  jecel in la jabiyo dastuurka laguna tunto ka dib 26kii juun
  9. Siilaanyo waxa uu ahaa nin aad u neceb muddo kordhinta ka hor 26kii juun maantana markaad eegto siduu xaal yahay waxaad is odhanaysaa isaga ayaa ugu jecel muddo kordhinta ka dib 26kii juun
  10. Siilaanyo wuxuu odhan jiray udub way tagiye ha tahriibina ka hor 26kii juun udub way tagtey isaga oo joogana waxaa sii tobon jibaarmay tahriibta waxaana tahriibay taageerayaashiisii ugu cadcadaa xisbiga kulmiye kana tahriibay balan qaadyadiisii uu ka baxay ka dib 26kii juun
  11. Siilaanyo wuxuu ahaa nin aad u neceb midnimada soomaali weyn ka hor 26kii juun maantana markaad eegto siduu xaal yahay waxaad is odhanaysaa isaga ayaa ugu jecel oo malaha si hoose oo madaw ayuu inoogu daray midowga soomaali weyn ka dib 26kii juun
  12. Siilaanyo wuxuu odhan jiray ictiraaf baan keeni ka hor 26kii juun maantana wuxuu ku mashquulay danaha koonfurta soomaaliya mar uu lacag udiro iyo maruu ardaydeenii ka dhoofiyo muqdisho iyo maruu yidhaahdo waan la shiraynaa waxaaba laga baqanayaa iskaaba ictiraafoo tolow sidii riyaale maloogu iman doonaa soomaaliland tii loo dhiibtay oo qudha
  13. Siilaanyo wuxuu odhan jiray cadaalad baan idinku dhaqi doonaa waxna idiinku qaybin doonaa ka hor 26kii juun maantana markaad eegto siduu xaal yahay waxaad is odhanaysaa cadaalad uu wax ku dhaqo daaye malaha waabu ku raaxaystaa cadaalad darada ka dib26kii juun
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories