HomeLaalista Diiwaangelintu Ceeb bay ku Tahay Hanaanka Geedi Socodka Doorashooiynka S/Land ...

Laalista Diiwaangelintu Ceeb bay ku Tahay Hanaanka Geedi Socodka Doorashooiynka S/Land Iyo Wadamada Daneeya Doorashooyinka Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

blankUjeeddo: Jabinta Dastuurka iyo Danta  Gaarka ee Siyaasiga: Ceebayku Tahay Astaanka Qaranka iyo Dastuurka Qaranka Dumuqraadiyada Hanaanka Geedi Socodka Doorashooiynka S/Land Dhamanba Shacabka Somaliland Wadamada Ay Saaxiibka Yahiinba daneeya doorashooyinka Somaliland  laalista xeerka diiwaangelinka codbixiyayaasha Xeer lr. 20/2001,

Marka hore mahad oo dhami waxay u sugnaatay Allaah (sw), nabigiisa Muxamed sharaf baa u sugan. Tahay.Waxa aan sigaara iyo sitoos ahba u salamaaya saxaafada runtii wax badan culus u haya shacabka ku hadla afka Somaliga meel kasta joogaan.

Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii 09/11/2011 aqlabiyad ah ku laalay in doorasho dambe lagu galo diiwaangelintii hore ee codbixiyeyaasha, kadib markii dhowaan 47 mudane horkeeneen golaha mooshin ay ku dalbanayeen laalista diiwaangelintaas. mooshinka laalista xeerka diiwaangelinka codbixiyayaasha shacabka qaranka Somaliland  Xeer lr. 20/2001, Waxay ceeb ku tahay nadaamka iyo dastuurka qaran iyo sooyaalka taariikhda geedi socodka doorashooyinka Somaliland.

Inaynu wax badlaa ceeb maha dhaliilkasta aynu ku badalee ,Ha ahaato danta qaran ta shacabka ama danta qaranka jamuuriyada Somaliland ee caamkaa ,lakiin waxa inagu ceebe dal doorashooyin soo qabsanaayey 15 sanadood waxii lagu tabcaayey aynu dabada ka kaalo waa wax ka wayn wax afka lasoo mariyo.

Inaynu wax ka badalo waa la garan karaa lakiin Xeer dhan oo dastuuriy ahna xeerka diiwaangelinka codbixiyayaasha Xeer lr. 20/2001, aynu laalo iyada oo sababo aan loo coskanayni jirin aynu laalo maha wax anfaca shacabka iyo qaranka iyo dastuurka toona.

Hadii ay wax inaga dhiman yahiin ama ay jirto celado farsamo aynu saxno waa lagama maarmaan wax alaale iyo waxii wax lagu saxayaana waa sharci in loo hogaan samo aan ahayn aynu laalo oo iska tuura kuna daro Xashiiska iyo kudaafada shacabkana ma qabato.

Inaynu doorashada ku galo jaantaa rogana waa xaraan inaga oo manta marayna qarnigii 21 oo tognoolajiyadu meel fiican ka gaadhnay inaynu talo dib isugu noqonaa mahiima arintaa lagu lafa guro.

Dhaqaale farabadan iyo hanta ayaa kaga baxay qarankan curdankaa  Xeer lr. 20/2001,  kala xadaynta cod bixiyayaasha,Waxii aynu ku soo tabcaynay ee aduun yadu inaga caawinaysay ee tayada codbixinta iyo doorashadaba kor u qadaysay ee sumcada dalka iyo dadkana kor u qadaysay musuq maasuqa iyo laba jeer codaynta iyo marqaatiga ka ahayd ee aduun yada iyo goob joogayaashaba tusaysay hanaanka iyo habdhaqanka casrigaa ee aynu dheerahay wadamada Africa laguna kala garanaayey ajaanibka iyo muwaadinka aynu tuura waa wax afka ka wayn.

Ninka taas soojeediyey iyo kii ku taageerayba waxa ay doonayaan inay cod kaga helaan ajaaniba dalka jooga sida Oromada iyo Somalida Koonfur Somalia iyo kuwa kale oo badan,Waxa aan ku talinayaa inay arintaas golaga guurtida iyo madaxwynaha qaranku ay soo celiyaan oo aan sidaa lagu ansixin.

Qalinkii Suleiman Saeed Kabadhe (Danjiree)

Coventry City Uk

Danjiree20010@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories