HomeDawladda Hoose ee Hargeysa oo Maalintii Labaad wadda hawl-gal lagu bannaynayo Jidka...

Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Maalintii Labaad wadda hawl-gal lagu bannaynayo Jidka Wadnaha Magaalada

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, 1 March, 2012 (SLpost)- Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta maalintii labaad oo xidhiidh ah hawl-gal balaadhan oo waddo banayn ah ka fulisay jidka badhtamaha magaaladda Hargeysa.

Hawl-galkan waxa saaka lagu burburiyay sandaqadaha, miisaska iyo saxaaradaha, kollayadda jaadka, Buulal,Banjarlayaal iyo Waxyaabo kale oo wax u dhimaya bilicda Caasimada oo ku teedsanaa wadada u dhaxaysa Saldhiga dhexe ee Hargeysa Illaa Wasaaradda Maaliyada.

blankHawlgalkan oo ay hor kacayeen duqa Caasimada Hargaysa Inj Xuseen Maxamud Jiciir iyo Xoghayaha Fulinta ee Dawlada Hoose Mawliid Waris C.laahi.

Duqa Caasimada Inj.Xuseen Maxamud Jiciir oo warbaahinta la hadlayay ayaa cadeeyay in hawlgalkan ay ku qaadeen jidka halbawlaha ah ee caasimadu uu ka dhashay go’aankan ay wada gaadheen gudidii uu Madaxweynuhu u saaray qaabaynta bilicda caasimada, waxaanu xusay in gudidu dadka ku ganacsada wadada weyn hareeraheeda ay ku wargaliyeen in mudo Sadex bilood ah oo ku eekayd 15-kii bishii hore ay xamaantooda kaga urursadaan jidkaas iyo agagaarkiisa waxa uu Maayarku intaasi ku daray in cidii ku soo laabata wadada saaka la baneeyay ay ka qaadi doonaan ganaax iyo  talaabo sharciga waafaqsan.

Maayarka Caasimadu waxa uu dhambaal tacsi ah u diray qoyskii uu ka geeriyooday nin shalay ku dhintay hawl galkaasi oo uu waxaanu ilaahay uga baryay inuu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabaddii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxa kale oo uu uga rajeeyay inuu shaafiyo nin kale oo isna ku dhaawacmay hawl-galkii Arbacaddii shalay.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories