HomeSomali NewsSomaliland

Somaliland

spot_imgspot_img

Wasaaradda Waxbarashada Oo Si Rasmi Ah U Shaacisay Waqtiga Uu Bilaabmi Doono Imtixaanka Shahaadiga Ah

Hargeysa, (SLpost)- Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay xilliga la gali doono imtixaanaadka fasalada siddeedaad iyo fasalka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo u Hanjabay Xisbiyada Mucaaradka ah

HARGEYSA (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa sheegay inuu u quus-geynayo Xisbiyada Mucaaradka ah ee maalmahan ku baaqayey haddii dib-u-dhac...

Maxkamad Xukun ku ridday Mulkiilayaasha Shirkadda Smith and Ouzman oo Fadeexado Musuq-maasuq oo Somaliland qayb ka tahay lagu helay

London (SLpost)- Maxkamad ku taala degmada Southwark oo ka tirsan magaalada London, ayaa soo gebo-gabaysay wejiga koowaad ee dacwad musuq-maasuq oo loo haystay Afar...

Dugsiyada Sare ee NURADIN oo Lix Kaalmood ka Qaatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee dalka oo natiijadiisa la shaaciyey (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Dugsiyada Sare ee NUURADIIN, ayaa ku guulaystay Lix kaalmood oo ka mid ah Kaalmaha ugu sareeya ee Dugsiyada Sare ee Dalka, iyada...

Isbeddel ballaadhan oo sannadkan ka soo baxay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dusgiyada Dhexe/Sare oo maanta la shaaciyey

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay Natiijada imtixaanaadka Shahaadiga ah Fasalada 8-aad ee Dugsiyada...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare oo ay maanta u fadhiisteen tiradii ugu badnayd

Hargeysa (SLpost)- Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo kuwa Sare, ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay dhammaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland. Ku dhawaad...

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Shaacisay bilowga Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare oo sannadkan Wax-ka-beddel lagu Sameeyey

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday in imitixaanaadka shahaadiga ah ee fasallada 8aad ee dugsiyada Dhexe iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img