Somali News
“Waxay gaadhay Heer aan shirka Golaha Wasiirrada lagu soo Hadal-qaadi Karin Al-Shabaab” – Cabdilaahi Abokor
Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenkii hore ee Amniga Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa sababaha horseedka u ah khilaafka ka dhex-aloosan Xisbiga Kulmiye masuuliyadeeda dusha ka...
Somali News
“Xisbigii UDUB waad ogeydeen, si nacasnimo ah buu innagu dhaafay, Xisbigii ugu weynaana wuu ahaa, maantana Xisbil-xaakimkii weeye…” – GUDDOOMIIYE Saleebaan oo Guddi u...
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in turaan-turooyinka ku yimaadda Axsaabta qaranku dhaawac weyn ku keenayso Qaranimada Somaliland,...
Somali News
Masuuliyiinta Wargeyska Xayiran ee Haatuf oo Xoriyaddooda loo soo Celiyey, Kana dareen-celiyey Waxyaabihii ay la kulmeen
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tifaftrihii Wargeyskaas Axmed Cali Cige oo muddo saddex todobaad ku dhow ku jiray xabsiyada magalooyinka...
Somaliland
Madaxweyne Siilaanyo oo Baadhasaabbo Cusub u magacaabay Gobollada Gabiley, Saaxil, Sanaag iyo Wasiir ku-xigeenka Amniga
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa badhasaabbo cusub u magacaabay gobollada Saaxil, Sanaag iyo Gabiley oo masuuliyiintii xilalka ka haystay...
Somaliland
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Ciidanka Qaranka ku bogaadiyey Xuska Maalintii la Aasaasay oo Berri ku beegan
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa Ciidanka Qaranka Somaliland ku hambalyeeyey xuska maalinta la aasaasay Ciidanka Qaranka...
Somali News
Shirkadda TELESOM oo Lagu Ammaanay Hir-galinta Adeega ZAAD
Warbixin uu diyaariyay ururka GSMA, oo ah urur ay ku bahoobeen shirkadaha ka shaqeeya shabakadda isku xidhka mobiladda ayaa si qoto dheer uga hadashay...
Somaliland
Madaxweyne Siilaanyo oo Markii u horreysay Ka Hadlay Khilaafkii gobolka Togdheer Tartanka Ciyaaraha ka Reebay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta xafiiskiisa kulan soo dhawayn ku qaabiley xulalka goboladda Maroodi-jeex iyo Gabiley oo ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

