Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo u Hanjabay Xisbiyada Mucaaradka ah

Must Read

kaariye
kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011.

HARGEYSA (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa sheegay inuu u quus-geynayo Xisbiyada Mucaaradka ah ee maalmahan ku baaqayey haddii dib-u-dhac ku yimaaddo doorashada in la kala diro Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada oo isku mar muddadu ka dhammaanayso badhtamaha sannadkan, isla markaana la sameeyo Xukuumad dalka doorasho gaadhsiisa.

Hase-yeeshee, waxa uu Waran-cadde ku dooday inan dawlad la soo doortay oo keliyi beddeli karto dawladda.

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde waxa uu sidaas ku sheegay Shir Jaraa’id oo uu shalay ku qabtay Xafiiskiisa Xarunta Wasaaradda ee magaalada Hargeysa, waxaanu sheegay inta ka horraysa Xukuumad doorashada Shacabka ku timi in cidda awoodda sharciga ah lihi tahay keliya Xukuumadda hadda talada haysa ee Shacabku soo doortay, xataa haddii ay dib-u-dhacdo doorashadu intay doonto.

HALKAN KA DAAWO

- Advertisement -

Latest News

International economist joins Bank of Somaliland’s Monetary Policy and Research Team

The Bank of Somaliland has appointed Bermudian economist Ywione Darrell to its Monetary Policy and Research Team under the prestigious Overseas Development Institute Fellowship Scheme, bringing international economic expertise to the country's central banking institution.
- Advertisement -

More Articles Like This

- Advertisement -