HomeSomali NewsSomaliland

Somaliland

spot_imgspot_img

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo faahfaahiyey Qorshe loo Marayo Mideynta Manhajka Waxbarasho ee dalka

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Md Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa sheegay inay wasaarad ahaan ku hawlan yihiin qorshe lagu midaynayo...

Hargeysa: Wasiir ka tirsanaa Xukuumaddii Axmed-Siilaanyo oo Geeriyooday iyo Madaxweyne Biixi oo ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa maanta Hargeysa ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Wasaaraddii Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi-baadhista iyo Technology-ga ee Xukuumaddii Madaxweyne Axmed...

Maamulka Nuuradiin Schools oo Abaal-marinno Qaali ah Guddoonsiiyey 10-kii Arday ee ugu sarreeyey Imtixaanka

Hargeysa (SLpost)- Maamulka Dugsiyada Nuuradiin, ayaa maanta xaflad ballaadhan oo abaalmarinno qaali ah lagu guddoonsiiyey u qabtay 10-kii Arday ee ugu sarreeyey dugsiyada Nuuradiin...

Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland oo la shaaciyey iyo Waxyaabaha ku cusub sannadkan

Hargeysa (SLpost)- Xafiiska Imtixaannaadka Qaranka ee Somaliland, ayaa Maanta ku dhawaaqay Natiijada imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe iyo Fasallada 4-aad...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare oo la soo gebo-gabeeyey iyo Masuuliyiinta Waxbarashada oo ka hadashay Munaasibad loo qabtay

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta la soo gebo-gabeeyey Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee dalka, iyadoo maalintii Salaasada ee 18-kii Bishan uu soo gebo-gaboobay...

Wasaaradda Waxbarashada oo faahfaahin ka bixiyey Habsami-u-socodka Imtixaanka Shahaadiga ah oo maalintii 2aad Maraya

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Af-hayeenka Guud ee wasaaradda iyo Afhayeenka Guddiga Tacliinta sare ee...

Imtixaanka Shahaadiga ah oo Maalintiisa 1aad Habsami ku dhammaaday iyo Wasaaradda oo ka hadashay

Hargeysa (SLpost)- Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare ee dalka oo maanta uu daah-furay madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi, ayaa maalintii koowaad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img