HomeSomali NewsSomaliland

Somaliland

spot_imgspot_img

Md Muuse Biixi oo markii u horeysay ka hadlay Eedaymo uu u jeedin jiray Madaxweynihii uu Wasiirkiisa Daakhiliga ahaa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horeysay jawaab ka bixiyey eedaymo uu u jeediyey iyo dhacdo dhexmartay Allah ha...

Madaxweynaha Qaranka oo ka hadlay Xaaladda Dugsigii uu ka baxay Nus-qarni ka hor oo uu maanta ka daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare ee dalka ka daah-furay Dugsiga H/Dhexe ee...

Madaxweyne Biixi oo furay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dalka oo ay u fadhiisteen Tiradii ugu badnayd (SAWIRRO + VIDEO)

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay qaybinta imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada siddeedaad ee dugsiyada dhexe iyo kuwa Afraad ee...

Somaliland: Guddiga Qandaraasyada oo Fashiliyey Qorshe lagu Xakamaynayo Qishka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dalka iyo Fadeexado soo if-baxay

"Heegan buuxa ayaa lagu jiraa, ciidamada kala duwan way nagala shaqaynayaan ammaanka hadday tahay booliska iyo Sirdoonkuba. Ardayga moobil laga qaado loo soo celin...

Imtixaanka Shahaadiga oo Dalka bilaabmaya maalinta Sabtida iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada oo la Dar-daarmay Hawl-wadeennada

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku gudo-jirta u diyaar-garowga Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo...

Boodhari Mills: Mashruucii ugu weynaa ee Dhiirrigelinaya Beeralayda iyo Isku-fillaanshiyaha Cunto ee Somaliland oo gebo-gabo ku dhow

 Maamulka Wershadda Daqiiqda Bodhari Mills oo ka xog-warramay geeddi-socodka Mashruuc dhiirrigelinaya Wax-soo-saarka Beerlayda dalka      Hargeysa (SLpost)- Dhismaha Wershadda Daqiiqda iyo Calafka Xoolaha ee Boodhari...

Axmed Siilaanyo oo ka hadlay soo-dhaweyn loogu sameeyey magaalada Hargeysa oo uu muddo ka maqnaa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo muddooyinkii u dambeeyey dalka dibaddiisa ku maqnaa, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img