Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo faahfaahiyey Qorshe loo Marayo Mideynta Manhajka Waxbarasho ee dalka

Must Read

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011.

 

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Md Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa sheegay inay wasaarad ahaan ku hawlan yihiin qorshe lagu midaynayo Manhajka Waxbarahada ee dugsiga dowliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Wasiirku waxa uu sheegay in sharciga dalka loo raacayo midaynta Manhajka dalka maadaama ay wasaaraddiisu masuul ka tahay siyaasadda Waxbarasho ee Qaranka.

Wasiirku waxa uu arrintan iyo Arrimo kale kaga hadlay mar uu maanta saxaafadda kula hadlayey xarunta Baarlamaanka Somaliland, kaddib markii uu ka soo baxay kulan uu la qaatay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada.

Warkan oo Faahfaahsan kaga Bogo Muuqaalka Hoose

- Advertisement -

Latest News

Peter Harris: Somaliland Is the Strategic Ally Trump Needs Now

Peter Harris, writing in the Washington Examiner, argues that Somaliland could be a strategic ally for President Donald Trump as debate over US recognition continues.
- Advertisement -

More Articles Like This