HomeSomaliaPuntlandMaamul-goboleedka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Dowlad Ka Madax-bannaan Federaalka Soomaaliya

Maamul-goboleedka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Dowlad Ka Madax-bannaan Federaalka Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Garowe (SLpost)- Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay inay kalsoonida kala laabteen dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaanay sheegeen wixii hadda ka dambeeya inaanay mid sharci ah u aqoonsanayn Madaxweynenimada Xasan Sheekh Maxamuud.

War saxaafadeed uu Wasiirka Warfaafinta maamul-goboleedka Puntland ka soo saaray shir ay yeesheen Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa lagu sheegay inuu maamul-goboleedka Puntland ka laabtay Kalsoonida iyo wada-shaqaynta ka dhaxaysa dowladda Federaalka Soomaaliya isla markaana ay ka madax-bannaan yihiin wixii maanta ka dambeeya.

“Puntland waxay ku caddeynaysaa inay ka go’an tahay inay u dhaqanto sidii dawlad madaxbannaan oo dhammaystiran ilaa laga soo dhisayo nidaam dawladeed oo Federaal ah oo ku dhisan is-afgarad iyo dastuur Soomaaliyeed oo la isku raacsan yahay, iyadoo loo marayo afti dadweyne oo ay Puntland ka qayb-qaadato,” sidaas ayaa lagu sheegay war-saxaafadeedka maamulka Puntland.

Go’aankan maamul-goboleedka Puntland ayaa ka dambeeyay kadib markii ay ka biyo-diideen talaabooyinka loo qaaday wax ka beddelka dastuurka Federaalka Soomaaliya oo ay maamul ahaan u arkeen mid sharciga baalmarsan oo go’aanka wax-ka-beddelkiisa aan loo wada dhameyn.

Maamul-goboleedka Puntland oo lagu tilmaamo hooyada nidaamka federaalka ee Soomaaliya, ayaa ah maamulka ugu awoodda badan Shanta Dowlad-goboleed ee ka dhisan Soomaaliya. Dowlad-goboleedyada kale, ayaa kala ah Jubaland, Hirshabelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories