HomeSomali NewsXukuumadda Somaliland oo Beesha Caalamka U Gudbisay Magacyada Dhalinyaro U Af-duuban Somalia

Xukuumadda Somaliland oo Beesha Caalamka U Gudbisay Magacyada Dhalinyaro U Af-duuban Somalia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa ka hadlay Lix dhalinyaro u dhashay Somaliland oo Dawladda Soomaaliya ay Muqdisho ku xidhay isla markaana la sheegay in lagu jidh-dilay.

Wasiir Ciise Keyd ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa X(Twitter) wuxuu ku caddeeyay in xukuumadda Somaliland ay si dhow ula socotay xadhig iyo tacadiyo muwaadiniinta Somaliland ee ku sugan Muqdisho ay ku samaynayeen hay’ado dawladeed.

Waxaanu iftiimiyay in xukuumadda JSL ay ugu baaqday beesha caalamka iyo Hay’adaha xuquuqul insaanku ay degdeg u faro-geliyaan dhacdadan isla markaana xoriyadooda loo soo celiyo lixdaas qof, oo uu tilmaamay in soo sheegay in la jidh dilay.

Wasiirka Arrimaha Dibaddu wuxuu intaas ku daray in ay dhallinyaradani xidhnaayeen illaa 15kii Feberwari iyadoo aan loo haynin wax lagu xukumo.

Dhallinyarada Muqdisho ku xidhan oo u kala  shaqeeya Hay’adaha ICAO iyo WFP, ayuu Wasiirku magacyadooda ku kala sheegay:-

  1. Mubaarik Nuur Cali (ICAO).
  2. Nuuradiin Ileeye (ICAO).
  3. C/Raxmaan Cabdilaahi (ICAO).
  4. Khaliif Salaf (ICAO).
  5. Maxamed Cabdiraxmaan (WFP).
  6. Almis Saleebaan (WFP)

Dawladda Soomaaliya ayaa dhallinyaradan ku khasbaysa inay qirtaan Cabdinaasir Dahable oo ay Muqdisho si arxan darro ah ugu dishay Hay’adda sirdoonka Soomaaliya ee NISA.

Somalilandpost.news

contact@somalilandpost.news

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories