HomeSomali News

Somali News

spot_imgspot_img

Ishaaradii Cigaal ee Aqoonsiga Oo Rumowday Iyo Sirta Mafaatiixda Somaliland ee Weli La Raadinayo

Maanta oo taariikhdu tahay 3-da May 2026 waxa ay ku beegan tahay xuska 24-guurada ka soo wareegtay geerida Allah ha u naxariistee madaxweynihii 2aad...

Boodhari Mills: Laf-dhabarta Wax-soo-saarka iyo Horumarka Dhaqaalaha Somaliland

HARGEYSA (SLpost)- Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa kormeer indho-indhayn ah ku tagay xarunta warshadda Boodhari Mills oo ku taalla duleedka Hargeysa, qiyaastii...

Dagaalka Aqoonsiga Israel Oo Albaab Cusub Ku Furay Somaliland, Khatarta Iran iyo Hanjabaadda Xuutiiyiinta Oo Soo Hadlay

Hargeysa (SLpost) – Aqoonsiga Somaliland ka heshay Israel iyo safiirkii ay Toddobaadkan Israel u soo magacowday Somaliland, ayaa gilgilay dawladaha caalamka ee ka soo...

Dowladda Israa’iil Oo Safiir U Soo Magacowday Somaliland

Tallaabadan oo muujinaysa Sida uu u sii xoogaysanayo xidhiidhka diblomaasiyadeed ee labada dhinac, ayaa lagu ansixiyey war-murtiyeed uu ku saxeexan yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israel, Gideon Sa'ar, kaas oo sidoo kale lagu magacaabay dublomaasiyiin kale.

Soomaaliya Oo Si Qarsoodi Ah Saddex Wefti Ugu Dirtay Israel iyo Xogta Laga Helay Tel Aviv

Inkasta oo aanu Xildhibaanku sheegin, haddana ilo-wareedyo kale ayaa soo tebiyey in Dawladda Israel meesha ka saartay shuruudda Soomaaliya ee ah inay ka noqoto Aqoonsiga Somaliland, balse aanay diiddan in xidhiidh aan heerkiisa la shaacin uu dhex mari karo Muqdisho.

Pakistan oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadashay Qadiyadda Madax-bannaanida Somaliland

Addis Ababa (SLpost)- Diblumaasiyiin ka tirsan dawladda Pakistan ayaa markii ugu horreysay si cad uga hadlay qadiyadda madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland, iyaga oo muujiyey in...

Guddoomiyaha Xisbiga KAAH oo Kulan Xasaasi ah la Yeeshay Madaxdhaqameedka Gabiley iyo Qodobbo Laysla Qaatay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga KAAH, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa habeenkii xalay kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada Hargeysa madaxdhaqameedka iyo waxgaradka ka soo jeeda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img