Latest News
Fadeexad Soo Noqnoqotay: Eeddo Musuq-maasuq Oo Dul Hoganaya Wasaaradda Warfaafinta Somaliland
HARGEYSA – Eeddo culus oo la xidhiidha musuq-maasuq iyo lunsasho dhaqaale ayaa markale dul hoganaysa masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, kadib cabashooyin isa...
Latest News
Madaxweynaha Somaliland oo Farriin Garnaqsi iyo Digniin Isugu Jirta U Diray Beesha Caalamka
HARGEISA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey xuska sannad-guurada 35-aad ee kasoo wareegtay dib ula...
Latest News
TOOS: Xuska Sannad-guurada 35aad ee Maalinta Qaranimada Somaliland
Waxaa maanta guud ahaan Somaliland iyo caalamka si weyn looga xusayayaa 35 guurada kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-bannaanida Somaliland ee 18 May...
Latest News
Dowladda Israel Oo Muujisay Baahida ay u qabaan Iskaashi Istaraataji Ah Oo Dhexmara Somaliland
Xidhiidhka u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo dowladda Israel ayaa galay marxalad cusub kadib markii safiirka Israel u qaabilsan Somaliland, Michael Lotem, uu shaaciyey in...
Latest News
Somaliland oo Caalamka U Dirtay Fariin Diblomaasiyadeed oo Culus: “Aqoonsi, Maalgashi iyo Iskaashi Waa Furaha Mustaqbalka”
Toronto, Canada – (SLpost)- Magaalada Toronto waxaa lagu qabtay munaasabad heer sare ah oo ay goob-joog ka ahaayeen Saaxiibbada Somaliland, taas oo loogu dabbaa-degay...
Latest News
Maxaa Ka Soo Kordhay Xogaha Aqoonsiga Somaliland ee Imaaraadka Carabta?
Hargeysa (SLpost)- Kadib, markay soo baxeen xogaha sii kordhaya ee la xidhiidha in Dawladda Imaaraadka Carabtu si rasmiya u aqoonsanayso JSL, ayaa waxa arrintaasi...
Latest News
Xogo La Xidhiidha Dhaqdhaqaaqyo Diblumaasiyadeed Oo Sii Xoojiyey Rejada Aqoonsiga Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wararka ka imanaya ilo diblumaasiyadeed oo kala duwan ayaa muujinaya in maalinba maalinta ka dambaysa ay sii xoogaysanayaan dhaqdhaqaaqyada caalamiga ah ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

