Caalamka
Shiinaha Iyo Ruushka Oo Awoodda Diidmada Qayaxan Ku Horjoogsaday Qaraar Ka Dhan Ah Iiraan Oo Golaha Ammaanka Loo Gudbiyey
Qaraarka oo ay dabada ka riixayaan Xulafada dalka Maraykanka, ayaa gebi ahaanba fashilmay markii ay dalalka Shiinaha iyo Ruushku awooddooda diidmada Qayaxan ku horjoogsadeen in la ansixiyo. Arrintan ayaa muujinaysa kala qaybsanaanta weyn ee siyaasadda caalamka, gaar ahaan arrinta Iiraan.
Latest News
Madaxweyne Cirro Oo Isku-shaandheyntii U horeysay ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda iyo Wejiyada Cusub ee ku jira
Madaxweynaha Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda, isagoo shaqada ka eryay saddex ka mid ah Golaha Wasiirrada. Madaxweyne...
Latest News
Golaha Guurtida Oo Go’aan Ka Gaadhaya Muddo-kordhinta Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada Somaliland
Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa la filayaa in toddobaadkan la horkeeyo muddo kordhinta Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka oo Muddo-xileedkooda 5-ta sanno ah kaga egyahay bisha May ee Sannadkan.
Caalamka
Dalalka Carabta oo $194 Bilyan Ku Waayey Dagaalka Iiraan
Dagaalka Maraykanka iyo Israa’iil ee ka dhanka Iran iyo saamaynta uu ku yeeshay guud ahaan Bariga Dhexe. ayaa raad-reeb xun ku yeeshay dalalka Carabta,...
Caalamka
Ruushka Oo sheegay in Dunidu qarka u saaran tahay Dagaalkii 3aad xilli Maraykanku Weji-gabax kala kulmay France iyo Italy
London (SLpost)- Waddanka Ruushka oo ka mid ah 5-ta Waddan ee Awoodda Diidmada Qayaxan ku leh Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa walaac ka...
Latest News
Madaxweynaha Somiland oo Ku Dhawaaqay Gurmad Qaran Oo lagu Xakamaynayo Colaadda Awdal iyo Selal
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta shir wada-tashi qaran ah isugu yeedhay masuuliyiinta sare ee dalka, si xal...
Caalamka
Iran Oo Wiiqday Awooddii Militariga Maraykanka ee Bariga Dhexe iyo Cabsida Ka Dhalatay
Weerar loo adeegsaday gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ayey Iran ku qaaday Saldhigga Milatariga ee Prince Sultan ee dalka Sacuudiga, waxaanay halkaas ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

