TOOS: Xuska Sannad-guurada 35aad ee Maalinta Qaranimada Somaliland

Must Read

kaariye
kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011.

Waxaa maanta guud ahaan Somaliland iyo caalamka si weyn looga xusayayaa 35 guurada kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-bannaanida Somaliland ee 18 May 1991, iyadoo munaasibadda sannadkan si gaar ah uga duwan tahay xusaskii hore marka loo eego xaaladda siyaasadeed, xidhiidhka caalamiga ah iyo niyadda shacabka Somaliland.

Xuska 35 guurada kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-bannaanida Somaliland ayaa sannadkan ku soo beegmay jawi siyaasadeed, diblomaasiyadeed iyo istaraatiiji ah oo si weyn uga duwan dhammaan xilliyadii hore ee Somaliland soo martay tan iyo 1991.

 

- Advertisement -

Latest News

International economist joins Bank of Somaliland’s Monetary Policy and Research Team

The Bank of Somaliland has appointed Bermudian economist Ywione Darrell to its Monetary Policy and Research Team under the prestigious Overseas Development Institute Fellowship Scheme, bringing international economic expertise to the country's central banking institution.
- Advertisement -

More Articles Like This

- Advertisement -