HomeSomali News

Somali News

spot_imgspot_img

Golaha Wakiillada Maraykanka Oo Ka Hor Yimid Qorshaha Trump Ee Iran

Washington (SLpost) – Golaha Wakiillada Maraykanka ayaa Arbacadii maanta ansixiyey qaraar lagu xaddidayo awoodda Madaxweyne Donald Trump ee ku aaddan sii wadista hawlgallada milatari...

Musuq-maasuqa Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Curyaamiyey Horumarka iyo Wax-soo-saarka Warbaahinta Qaranka

Musuq-maasuq muddo dheer ka jiray Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ayaa si qoto dheer u saameeyey shaqadii, horumarkii iyo sumcaddii wasaaraddaas oo ka...

Maayirkii Hore ee Hargeysa Oo Xilka Wareejiyey Xilli Kala Qaybsanaan Siyaasadeed Jirto

HARGEISA (SLpost)- Xilka wareejinta uu maanta sameeyey maayirkii hore ee Hargeysa, Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa dhacdo ahaan ka baxsan hab-maamuuska caadiga ah ee maamulka...

Maxaa Ka Jira Inay Somaliland Ka Heshay Israel Nidaamka Difaaca Cirka ee Iron Dome?

Hargeysa (SLpost)- Warar si weyn loogu faafiyey baraha bulshada iyo warbaahinta caalamiga ah qaarkood ayaa sheegay in Somaliland ay Israel ka heshay nidaamka difaaca...

Soomaaliya Oo Qirtay Guulaha Dublomaasiyeed ee Somaliland iyo Korodhka Taageerada Caalamka

Hargeysa (SLpost) –  Dawladda Soomaaliya, ayaa si furan u caddaysay in Dawlado waaweyn oo ka mid ah dunidu ay ka shaqeeyeen in Israel ay...

Buug Laga Qoray Dowladnimada Somaliland iyo Saamaynta 3-da Nidaam ee Dimuqraadiyadda, Qabiilka iyo Islaamka

Buug cilmiyeed si qoto dheer u falanqaynaya saamaynta ay dawladnimada Somaliland ku yeesheen saddex nidaam oo isku dhafan — Dimuqraadiyadda, Qabiilka iyo Islaamka —...

Qorshe Maraykanku ka lahaa dagaalka Iiraan Oo Israa’iil Fashilisay

HARGEISA (SLpost)- Warbixin ay daabacday New York Times, ayaa lagu sheegay in qorshe ay Maraykanka iyo Israa’iil ku doonayeen in hoggaamiyihii Ruuxiga ahaa ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img