HomeSomali News

Somali News

spot_imgspot_img

Milatariga Ethiopia oo si Rasmi ugu Biiray Hawl-gallada Xooggaga AMISOM ee Somalia

Addis Ababa (SLpost)- Milatariga Dawladda Itoobiya, ayaa si rasmi ah maanta ugu biiray Hawl-gallada ay Ciidamada AMISOM ka wadaag Gudaha dalkaasi Soomaaliya. War kasoo baxay...

Sarkaal Hore uga tirsanaan jiray Kooxda Al-Shabaab, Rag ay Saaxiibbo ahaayeenna Qudha laga Jaray, oo Sheegay inuu ka Goostay Kooxdaas

 Nairobi (SLpost)-  Omar Hammami oo ka mid ahaa dagaal-yahannada ajaanibka ah ee ka tirsanaa kooxda Al Shabab ee ka hawl-gasha gudaha dalka Somalia, ayaa...

Shirkadda TELESOM oo Lagu Ammaanay Hir-galinta Adeega ZAAD

Warbixin uu diyaariyay ururka GSMA,  oo ah urur ay ku bahoobeen shirkadaha ka shaqeeya shabakadda isku xidhka mobiladda ayaa si qoto dheer uga hadashay...

Madaxweyne Siilaanyo oo Markii u horreysay Ka Hadlay Khilaafkii gobolka Togdheer Tartanka Ciyaaraha ka Reebay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta xafiiskiisa kulan soo dhawayn ku  qaabiley xulalka goboladda Maroodi-jeex iyo Gabiley oo ku...

Dhallaan La Carbiyey oo Maalintii Xuskooda Ka Qiireysiiyey Marti-sharaf tiro badan

Hargeysa (SLpost)-  Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Maxamed Muxumed (Dr Xoog) Madaxa Maxadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda Maxamed Mixille Boqore, Madaxa WHO Aasiya Cismaan,...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe/Sare oo maanta Si Rasmi ah uga bilaabmay gobollada iyo Degmooyinka Dalka

Hargeysa (SLpost)-Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada Afraad ee Dugsiyada Sare iyo fasaladda Siddeedad ee Dugsiyada Dhexe, ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay guud...

Fanaanniinta Xiddigaha Geeska oo Booqasho Niyad-dhisid ah iyo Taageero ula tagay Xarunta Derbi-jiifka Hargeysa

Hargesya (SLpost)- Hobollada ku bahoobay Kooxda Casrigan Shidday fanka Mandaqada ee loo yaqaan Xiddigaha Geeska oo saldhigoodu yahay Magaalada Hargeysa, ayaa shaaciyey bandhig faneed...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img