Somaliland
Madaxweyne Siilaanyo oo Baadhasaabbo Cusub u magacaabay Gobollada Gabiley, Saaxil, Sanaag iyo Wasiir ku-xigeenka Amniga
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa badhasaabbo cusub u magacaabay gobollada Saaxil, Sanaag iyo Gabiley oo masuuliyiintii xilalka ka haystay...
Puntland
Maamul Goboleedka Puntland oo Miciinsaday weerar Af-ka ah Oo Uu ku soo qaaday Somaliland
Garoowe(SLPOST) Maanul goboleedka Puntland ayaa sheegtay inay ka feejigan yihiin weeraro kaga yimaada dhanka kooxda Alshabab ka dib socdaal uu madaxwaynaha Puntland shalay ku...
Somali News
Abaanduulaha Ciidamada Jabuuti Oo Sheegay Tirada Dhimasho iyo Dhaawaca Askarta Reer Jabuuti Weerarkii Buulo Barde
Hiiraan (SLPOST) Dawalada Jibuuti ayaa faah faahin ka bixisay askartii kaga geeriyootay weerarkii todobaadkaan ay Al-Shabab ku qaadeen xili habeen ah degamada Buulo Barde...
Somali News
Afhayeenka Xarakadda Al-Shabaab Oo Beeniyay In La Dilay
Somalia (slpost)Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) cali dheere ayaa beeniyay inuu ku geeriyooday duqeyn diyaaradaha dagaalka Kenya ee ka...
Somali News
Dawladda Kenya oo ka cabsi Ka qabta in Mombasa ay gacanta Al-Shabab gasho
Kenya (SLPOST) Warbaahinta dalka Kenya ayaa hadal haya walaac ay dawlada Kenya ka qabto in dagaalamayaan ku fikir ah Xarakadda Al-Shabab ay ka dilaacaan...
Caalamka
QM oo soo saartay Warbixin sanadeed lagaga hadlayay xad gudubyada ay la kulmaan carruurta caalamka
NEWYORK (SLPOST)- xad gudubyada ay la kulmaan caruurta caalamka ayaa waxaa lagu sheegay in Soomaaliya ay ka mid tahay wadamada safka hore uga jira...
Somaliland
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Ciidanka Qaranka ku bogaadiyey Xuska Maalintii la Aasaasay oo Berri ku beegan
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa Ciidanka Qaranka Somaliland ku hambalyeeyey xuska maalinta la aasaasay Ciidanka Qaranka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

