HomeSomali News

Somali News

spot_imgspot_img

Guddomiyaha Gudida Imtaxaanaadka Qaranka oo Kormeer ku saabsan Imtixaanka Shahaadiga ah ku Maray Dugsiyada Hoose/Dhexe Iyo Sare Ee Magaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo (SLpost)- Gudomiyaha Gudida Imtaxaanadka Wasarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Jamhuuriyada Somaliland Daa’Uud Ahmed Faarax Oo Kormeer Shaqo Ku Jooga Magaalada Madaxada Gobolka...

Siidh La’aan soo Wejahdey Beerlayda Gobolka Gabiley oo Dabar Ku Noqotay Dalaggii Beeraha

Gabiley (SLpost)- Gobolka gabilley oo ah gobolka ugu beeraha badan guud ahaan dalka jamhuuriyada somaliland isla markaana dadka ku nool 90% ay noloshoodu ku...

Xarunta Derbi-jiifka Maxamed Mooge oo Ka Nasan Weyday Wasiirka Shaqada

Hargeysa (SLpost)- Madaxa xarunta dhaqan celinta iyo daryeelka Darbi jiifka ee Mustaqbal oo ku taalla Xaafadda Maxamed Mooge ee Magaaladda Hargeysa Haldoor-Luul Xasan Mataan...

Guddida Wanaag-Farista oo Warbixin ay U jeediyeen Golaha Guurtida Ku Bandhigay Halista Maandooriyaha iyo Carruurta Darbi-jiifka ah oo Dalka ku soo badanaya

Hargeysa (SLpost)- Guddida Wanaag Farista iyo Xumaan ka-reebista Somaliland, ayaa maanta Golaha Guurtida faahfaahin ka siiyey hawl-qabadyadii u dambeeyey iyo tallaabooyinka wax-ku-oolka ah ee...

Salaadiinta Beesha Muuse Abokor (Arab) oo Sheegay inay Xukuumadda Taagersanyihiin

Hargeysa (SLpost)- Caaqilada iyo waxgaradka Beesha Muuse Abokor ee Arab Ayaa Sheegay in Xukumada Somaliland ay Taageersan yihiin, wax kale oo ay sheegen in...

Dugsiyada Sare iyo Dhexe ee Nuuradiin oo Koobsaday Kaalmaha ugu Sarreeya Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee dalka

Hargeysa (SLpost)- Dugsiyada sare iyo dhexe ee Nuuradiin oo ka mid ah iskuullada gaarka loo leeyahay, uguna ballaadhan ee ka dhisan Somaliland, ayaa markii...

DUBAI: Madaxweyne Siilaanyo oo Hotelka uu Deggen yahay Ku qaabilay Saleebaan Xaglo-toosiye

Dubai (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa magaalada Dubia ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ku qaabilay Hoggamiyaha Kooxdii SSC Saleebaan Ciise...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img