Somaliland
Wasaaradda Waxbarashada Oo Si Rasmi Ah U Shaacisay Waqtiga Uu Bilaabmi Doono Imtixaanka Shahaadiga Ah
Hargeysa, (SLpost)- Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay xilliga la gali doono imtixaanaadka fasalada siddeedaad iyo fasalka...
Somali News
Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saddex Tuulo Oo Hoos Yimaadda Gaarrisa
Gaarrisa, (SLpost)- Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday saddex tuulo oo ka mid ah gobolka waqooyi bari ee dalka...
Somali News
Al-shabaab oo ka hadashay Digniin Madaxweynaha Burundi Shacabkiisa u jeediyey
Shabeelle, (SLpost)- Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalkan Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay hadal dhawaan kasoo baxay madaxweynaha dalka Burundi, kaasoo ku saabsanaa in...
Somali News
Magacyada Lix Qof Oo Soomaali Ah Oo Argagixisanimo Loogu Xidhay Minnesota
US (SLP)- Sarakiisha gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa ku eedeeyay lix qof oo gobolkaasi ka soo jeeda inay isku dayeen inay u safraan...
Somaliland
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo u Hanjabay Xisbiyada Mucaaradka ah
HARGEYSA (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa sheegay inuu u quus-geynayo Xisbiyada Mucaaradka ah ee maalmahan ku baaqayey haddii dib-u-dhac...
Somali News
Maxkamad Xukun ku ridday Mulkiilayaasha Shirkadda Smith and Ouzman oo Fadeexado Musuq-maasuq oo Somaliland qayb ka tahay lagu helay
London (SLpost)- Maxkamad ku taala degmada Southwark oo ka tirsan magaalada London, ayaa soo gebo-gabaysay wejiga koowaad ee dacwad musuq-maasuq oo loo haystay Afar...
Somali News
Abwaan Yuusuf Shaacir oo Abaalmarin Lagu Guddoonsiiyey Nairobi
NAIROBI (SLpost) — Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle (Yuusuf Shaacir), oo ka mid ah haldoorka suugaanta Somaliland, isla markaana muddo dheer ka shaqaynayey kaydinta dhaqanka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

