HomeSomali NewsAl-shabaab oo ka hadashay Digniin Madaxweynaha Burundi Shacabkiisa u jeediyey

Al-shabaab oo ka hadashay Digniin Madaxweynaha Burundi Shacabkiisa u jeediyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Shabeelle, (SLpost)- Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalkan Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay hadal dhawaan kasoo baxay madaxweynaha dalka Burundi, kaasoo ku saabsanaa in kooxdaasi ay qorsheynayaan inay weeraro ka gaystaan dalkiisa.

Afhayeenka kooxda Al-shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa sheegay in hadalka madaxweynaha Burundi kasoo yeedhay uu yahay mid lagu dejinayo shacabka dalkaasi ee kacdoonka wada.

Cali Dheere waxa kale oo uu tilmaamay  in madaxweynaha Burundi uu indhaha caalamka ka leexinayo qalalaasaha ka socda dalkiisa iyo aargoosi ay doonayso xukuumaddiisu.

“Warka kasoo yeedhay madaxweynaha Burundi waa isku day lagu doonayo in lagu dejiyo shacabka kacdoonsan ee waddooyinka isugu soo baxay,,waana isku day kale oo lagu doonayo in indhaha caalamka lagaga leexiyo falal aargoosi wadareed ah oo xukuumaddu qorsheynayso.” ayuu yidhi Cali Dheere.

Madaxweynaha dalka Burundi, ayaa shalay sheegay in ,kooxda Al-shabaab ay qorsheynayaan inay weeraro ka gaystaan dalka Burundi oo ciidamo ay ka joogan Soomaaliya.

Somalilandpost.news

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories